loolxaalada maxumo laakiin xornimo ma jirto 10:00 markii lagaaro waa lawada see xaanaa magaalada dhan guriga aad kireeysato alabaabka waa lagaa xiranaa. Adidas is developing i live in Bole a Somali domineted xaafad they are now building new road in Bole Market. inta dadgooda waa faqri laakiin maku dhacaayaan hateey kudhacaana lalama dagaalamo dhagax ayeey dadka ku dilaayaan.How is the situation on the ground? Poverty level? Smell? Development? Dominant ethnic group?
wiil Somali ayaa 7 Habashi dahabshiil agteeda ku dileen asagoo asha haadanaayo oo hala iga celsho dhahaayo ayaa lawaayay hal qof oo Somali oo u hiilsho oda yaasha shaaha meesha ku cabaayay xataa weey iska fiirsadeen.
Soomaalida Addis Ababa waa cowards ama fulayo
Addis Ababa waa multi ethnic City laakiin Habashida ayaa meesha xaaraan ku heeysato hateey ku dilaana cid kaa celineeyso ma jirto.
how long did it took you to write this message from addis?
i remember 2 months ago when i was at the same spot as you the internet was very slow.
Which one are you using ??
by the way i stayed in mubarak hotel in boyle.
internetka Addis Ababa is the worst in the world. if you want to read the news or something you have to wait 5 to 10 minutes for the website to open or show you text/pic there is no youtube in Ethiopia you cant watch videos EVER!
i live in Bole near the Airport i rented a house with shower but the shower is very cold i didn't stay at hotel but i know mubarak hotel my friend stayed there.