waxaa ka mid ah qodabada shirka
in somaliland madaxweyne qaadato oo ah silanyo ingiriisna wato
in ra'iislwasaaraha awooda badan laga dhigo nin maraykan wato oo ah cabdulaahi cadow
in caasimada noqoto hargaysa
in la tirtiro alshabaab
in ruushka la siiyo wixii qandaraas ah oo hub iyo amni ku shaqo le
in maraykanka lasiiyo wixii siyaasad ah
in shiinaha lasiiyo wixii dhaqaalo ah ee dalka leeyahay dibada iyo gudaha loo dhoofinayo inuu maamulo
in kenya maamusho dhulka xuduuda shidaalka badan ee nawaaxuga jubada hoose
in itoobiya maamusho puntland
in turkiga maamulo qayraadka bada iyo magaalada muqdisho
How that sounds?




