Page 6 of 8
Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 8:43 pm
by Twist
Taa waa dhab. Plus, 'wax walba oo aad jeceshahay lama helo.' (speaking of this instance)
Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 8:43 pm
by greenday
Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 8:46 pm
by Twist
Cajuuso, maxaa comment-gaas hadda ku tusay? You weren't supposed to see that after 24 hours.

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 8:48 pm
by greenday
Anoo iska waerrgaya ku kufay

hadaatena BV said the same

Nagahaan anmaanago jaceylka kuabuure

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 8:49 pm
by Twist
Waxaad soo waddid iyo wabiga yaa weyn, ey joogtaa sheekada, green.
Gabdhihiyaa hadda markay maalin ku waayaan calaacal iyo "greenday aaway maanta" ay ku waashaan.

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 8:55 pm
by greenday
Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 8:58 pm
by Twist

Never felt insulted this bad ever!
Hadda sheekada hambo nin kale xataa ma aha ee hambo gabar may joogtaa? Greendayey, haddaanan cuno qabateyn ku saarin oo aan suuqa dhan kaa xirin Xaaji Xabad-weyne Xaawaley Xotxoote layma dhaho!

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:02 pm
by greenday
Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:05 pm
by FAH1223
this nicca Twist is easily impressed
Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:08 pm
by Twist
Greenday, car waa kaase banaanka is keen. "Tii bootaysay aaway, banaan ween waakanaa."
FAH, from "I don't get female attention" to "this nicca Twist is easily impressed"?
Abti, either you get some or you don't, madaxaaga hal dhinac ha u xiirmo.

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:09 pm
by FAH1223
Greenday, car waa kaase banaanka is keen. "Tii bootaysay aaway, banaan ween waakanaa."
FAH, from "I don't get female attention" to "this nicca Twist is easily impressed"?
Abti, either you get some or you don't, madaxaaga hal dhinac ha u xiirmo.

I don't get attention but that doesn't mean I'm gonna be impressed with every broad I watch on youtube. Fix up

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:10 pm
by greenday
Waa ikana, gabartee inoo balan eh? we see whos aqal eey ku dhaxdo

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:10 pm
by Twist
Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:11 pm
by Twist
Waa ikana, gabartee inoo balan eh? we see whos aqal eey ku dhaxdo

The one in the video! (Baxar haddii la gelaayo at least wax adag aa la qabsadaa)

Re: The Chick In This Clip .......
Posted: Sun Mar 04, 2012 9:12 pm
by greenday
Waa ikana, gabartee inoo balan eh? we see whos aqal eey ku dhaxdo

The one in the video! (Baxar haddii la gelaayo at least wax adag aa la qabsadaa)

Yaa qoor xanuun ku ridee, pick someone oo dhulka udhaw