DAAWO SAWIRRADA:-Garbahaareey Iyo Socdaalkii Kusimaha Ra’isulwasaaraha Uu Maanta Ku Tagay
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Xaaladda degmada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo iyo kormeerkii halkaasi uu maanta ku tagay Kusimaha Ra’isulwasaaraha Dalka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise oo ay Wehliyeen Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/qaadir Sheekh Cali Diini.































