Page 1 of 1

A 1000 good Somalis

Posted: Wed Mar 07, 2012 6:29 am
by gobdoon
Inta aynu inagu halkan iska fadhino oo qaarkeen qashin qorayan oo ay inta qabiil iyo wax xun iyo war xumo tashiil ay qof ala qofkii wadanka wax u qabta oo sharfteeni raba inuu soo celiyo wax ka sheegaysan, waxa idinka badan inta somalida ah oo nabada jecel dadka iyo dalkana jecel oo raba inay wax hagaajiyan,Tusaale waxa kuugu filan kunka qof oo kasocda qaybaha kala duwan ee bulshada oo ku hawlan inay dhamays tiran qoraalka Datuurka Qaranka,Allaha ku garab qabto oo intii wax hagajinaysa Kheyr ha siiyo intii qabiil iyo qalalaasi wadana wadanka ha ka qabto,Road mabka ha lagu socdo oo waa in lahelo meel kasta oo Somaliya kamid dad matala waxbarashona leh laguna yaqaano wadaninimo,daacadnimo iyo hufnaan.