Basra,
Haddaan ku fahmay!
OO inleyn af Somaaliga waxaad u diidey "Yaan lagu moodin reer Miyi"?
Gabadha lagu sheego inay tahay "Reer Magaal"., Micno kale ayey leedahay ee is jir.
Su'aasheydii kamaad jawaabin. Waan kuugu celin haddana:
Haddaanad af Somaali(afka reer miyiga) aqoon, sideed u moderate garayn????