Page 1 of 1

Xaggey Ka Qurxoontahay??

Posted: Fri May 04, 2012 5:46 pm
by kambuli
Why is she calling people crazy? How is she beautiful hersself :down:

http://today.msnbc.msn.com/id/26184891/ ... 7#47292817

Re: Xaggey Ka Qurxoontahay??

Posted: Sat May 05, 2012 2:56 am
by *HannaH*
Salan Sare Kambuli.......


Xagey ka qurxontahay? I wanted to say mala dabecad iyo niyada, lakin she seems like a miserable woman..Lol
Also, buufis ba haya, who are these imaginary jealous people?

Lol, distorted self image at its best... ha la yaabin, its like anorexic people who weight about as much as my upper lip,
but swear up and done that they're fat markay murayada isku eegan....



Waban u ducayn lahaye, maxa iga galay gaalada carabka wayn? :mrgreen:

Re: Xaggey Ka Qurxoontahay??

Posted: Sat May 05, 2012 9:02 am
by kambuli
Salaan Sare oo badan Hannay :up:

Waxaan ka yaabay cidda ay ku leedahay, "Ugly" iyadii baaba u eg, daayeer ka gubey oo af cad eh :down: Balaayo anagaa aragnay :!: