For those of you who didn't know me, Barasho wanaagsan.
Dadkiise Yaa kajoogo?
Maxaa Idhaafay? Spice Sugar iyo Nabeela mala arooosay horta? Kawarama Odaygii qaldaanka ahaa ee Emperor? What about that Awrtable Screw guy?
Duqdii Kambuli ahayd iyo Cabdiwahaab mays dhaafeen horta? Last but the least, Kii yaraa ee reer sheikh cali suufi beejadii malaga jaray horta? He was about too markaa tagaayay?





