Page 1 of 1
Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 3:45 pm
by Jam Street
Nin aa wax weyn kugu accuse gareeyay. Waxaa laguugu sheegay inaa tahay nin wadadii Ayan Hirsi saaran ama hada kori.
Maadaama eey tahay eedan eed weyn si shakiga loo saaro Hal suaal aa lagu weeydiinaya.
Hadii aa tahay qof Muslim ah oo ilaaheey iyo rasuulkiisa aaminsan (keep in mind I am not the one who accused you to be out of the fold of Islam) dadka oo arkayan halkaan ashahaadada maku dhihi kartaa?
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 3:48 pm
by DR-YALAXOOW

Jalaabiib5 listen how many nicks do you have???
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 3:54 pm
by Jam Street
Walaahi oo bilaahi waa magaca ilaahey hadaa taqaanid aniga maahi qofka ku eedeeyay laakiin codsiga umada Somalinet maka soo bixi kartaa oo ma ashahaadan kartaa si shakiga u baxo?
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 3:56 pm
by Alchemist
Lol
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:03 pm
by Jam Street
Dr Yalaxoow
Aniga waligeey muslim nimadeyda shaki mala galin. Hadii la galiyana wax weyn maila inaa qofka galiyay kahor ashahaato.
Hadaa ashahaada audio qof Muslim ah oo hada lasoo musliminayo anaga waxaa noo cadaaneyso in eeda laguugu eedeeyay wax ka jiraan.
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:06 pm
by Mondey
Lol dottore Yalaxoow ayaa ladhaarinayaa caawa

Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:09 pm
by DR-YALAXOOW
Lol dottore Yalaxoow ayaa ladhaarinayaa caawa

look down and you see how many times of the name dr yalaxoows was started as topic.

Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:10 pm
by Jam Street
Man I hate this phone autocorrecting my Somali words all the time.
Waxaa ka waday hadii micnaha ashahaadada aa qabsan weyso sidii qof Muslim hada lasoo musliminayo...
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:12 pm

My nigger first take your original name and then talk.
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:16 pm
by Mondey
Yalaxowwo, maybe bcoz controversial figure ayaad tahay.
Jam Street, adigu miyaad waalantahay markaad kuleedahay Audio adigoo ashahaadanaya so gali

Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:18 pm
by Jam Street
Dr Yalaxoow
You are taking this lightly but you have to understand accusing someone of being kaafir is a major thing. Qaniis aa tahay ayadoo laguugu eedeeyo ka fiican. And we can't say the person who made accusation is wrong till you fully recite the shahada.
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:23 pm
by Jam Street
Jam Street, adigu miyaad waalantahay markaad kuleedahay Audio adigoo ashahaadanaya so gali

Telephone ka qoraalka ii badalay sxb. Aniga xataa ms rabo Yalaxoow oo bus wado qeeylinayo inaa maqlo.
Re: Dr Yalaxoow
Posted: Sun May 06, 2012 4:24 pm
by abgaalKING
What a retarded thread.

Since when islam became a public property where every idiot try to judge others or claim the high moral ground? faith is a personal matter and it should be like that.