Page 1 of 1
Somaaliyey
Posted: Tue May 29, 2012 7:34 am
by kambuli
Golihii ma sidan baa u dambeysey

Ma waxaa inoo dambeysey in xataa waxaanan afka soo marin karin meeshan lagu soo bandhigo
Goormay Somaaliyi sidaa u hoogtey...If you folks know what I mean

Waar meesha waa lagu ba'ay..

Re: Somaaliyey
Posted: Tue May 29, 2012 7:54 am
by CaliBurco
Xaarweyne, how are you?
Re: Somaaliyey
Posted: Tue May 29, 2012 7:58 am
by FaraxZeroIncome
Mr. Kambuli.
Waan kugu raacey, waa sheeko runta hadii loo arko ah mid aad iyo aad ku soo biirtey dadkeena intii akhlaaq xumo kunoolaayeen, laakin nimkaana isqaraniya in la soo bixiyo bii uu baahanyihiin. Now!

Re: Somaaliyey
Posted: Tue May 29, 2012 10:55 am
by kambuli
Xaarweyne??
Faarax siiro....Huuno maxaad ka sheekeyneysaa

Re: Somaaliyey
Posted: Tue May 29, 2012 11:05 am
by jalaaludin5
Kambuliyey, edo ii jilci oo far waaweyn iigu qor kuma fahmiin waxaad ka hadleysid.
hadii aad u jeedo ninkaan caadada ka dhigtay inuu rasuulkeena (scw) in uu cay la daba taagnaado then waan kugu raacsanay.
hadaad wax kale ka hadleysid abaayo macaan ii jilci noh

Re: Somaaliyey
Posted: Tue May 29, 2012 11:27 am
by Arabmann
Xaarweyne, how are you?
I wonder how mods tolerate such stupid comments. SMH.
Re: Somaaliyey
Posted: Tue May 29, 2012 12:53 pm
by kambuli
Jalaaludiin,
Maxaan jiliciyaa dee..Meeshiiba qashin iyo qudhun uunbaa laga sheekeynayaaye
Isbeddel culus baa ku dhacay meesha...Haddaadan fahmin waxba laguu jilcin maayo...