Page 2 of 4
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Wed May 30, 2012 3:29 pm
by TheLoFather
kambuli, non of that in your list end with ''maal''.
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Wed May 30, 2012 3:56 pm
by kambuli
Opps!!
You know old old lady and her eyes..Let me try again..I thought it was words ending with aal

Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Wed May 30, 2012 9:19 pm
by Twist
Maal
Amaal
Samaal
Kamaal
Tumaal
Dumaal
Xamaal
Soomaal
Biyomaal
Qoomaal
Muruqmaal
Hard to come up with more; don't know.
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 1:08 am
by MujahidAishah
Lacagmaal
Sacmaal
Caanomaal
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 3:47 am
by BlackVelvet
MAAL.
This can have 2 meaning; to milk & money. Right?
Haa.
Lugooyo
Arabman it's "Malab" not Maal
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 4:08 am
by Mondey
Maskaxmaal
qomaal
seemaal
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 6:16 am
by Maandhow
Gabaygaan waxaan ka soo xaday saaxiibkeey Twist
Jamaal maal kiisa namaal aa ku dheeshay
cumaal wuxuu ku keenay halMaal ay ka dhigtay
Maal aduunyo, Maal maha ihmaal lee ka qaadee
Acmaal suuban Allah kugu ilmaal gareeyo.
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 6:28 am
by ina aadan
Timaal.
Afmaal.
BlackVelvet
isagu muxuu u kenay wax aan is lahayn.
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 6:42 am
by BlackVelvet
Kas jajuus in uu yahay aya leysku wada raacay aan maqley. Marka af Somali fiican in uu barto ayo uu bahanyahay markaas kaliyo ayo jajuus fican noqon karaa. Wiilka garab gal marka

Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 6:51 am
by ina aadan
BlackVelvet
Walaahi khatar baad tahay. Wadaadka hala caawiyona wad ledahay, lugahan waad isugu duubtay.
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 6:56 am
by Executive
Rasamaal?
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 7:00 am
by BlackVelvet
BlackVelvet
Walaahi khatar baad tahay. Wadaadka hala caawiyona wad ledahay, lugahan waad isugu duubtay.
Wadaadka waa Salafi marka macalin aya macalimad uuga kheyr badan, in sabab la'an lo murjiyo ma ficno. Cimaamadada soo duubo ina aadan, aqoontada halaga faaideysto.
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 7:02 am
by HilaacHills
Baajimaal
Biyomaal
Barmaal
Tumaal
Afmaal
Diinmaal
Dumaal
Maal
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 11:43 am
by Arabmann
Arabman it's "Malab" not Maal
Saas miyaa? OK.
P.S. Madaama leysku wada raacay inaan ahay jaajuus ka shaqeeya maslaxadaadda (amaanka wadanka, la dagaalanka argagixisada, iwm), meeshii aad sirtayda qarin laheed, waaba i qarxisay. Inaan kaa shaqeesto aanba kaa la'ahay. See camal waaye?
Re: How many somali words you know that end with MAAL?
Posted: Thu May 31, 2012 11:48 am
by BlackVelvet
Aad ayan uga xumahay. Iga raali noqo lakin maxaan u maleyey hadii leysku wada raacay in ey sir sheekada noqon karin.