these guys are a joke, I would wanna see the evidence of this. This is what they published after the Worldbank report.
Keydmdia Exclusive: Xisaabta Ku Maqan Madaxda Soomaaliya (Xogta Keydmedia.net)
Keydmedia Exclusive - Xisaabta ku Maqan Madaxda Soomaaliya waa mid ka weyn malaha Qof walba qabo. Ha ahaadaan kuwo dhintay ama nool, xatooyada Ummadda Soomaaliyeed lasoo marsiiyey looma kala harin.
Keydmedia waxey Asbuuc kahor idiin soo Bandhigtay Warbixin tafaftiran oo ku Qoran 18 Bog, oo ka hadlaysa Lacagta soo gashay Dowladda KMG Sanadihii 2009-2010 iyo sida ay u Qarash gareysay Dowladdu.
Liiskan halka ku Qoran waa qayb kamid aha inta lasoo Shaaciyey ilaa hadda oo ay soo bandhigeen (Somali Audit & Transparency Group) iyo (World Bank) oo la socdey dhaqdhaqaayada Madaxda xada hantida Qaranka.
Keydmedia ayaa Xogtaan Heshay intii Caalamka loosoo Bandhigin Warbixintaan.
Waa kuwaan Madaxda xaday Hantida Qaranka:
1. Sheikh Sharif Sheikh Axmad - Madaxweynaha Dowlada KMG ah - USD. 38,000,000
2. Shariif Xasan - Afhayeenka Baarlamaanka - USD. 37,000.000
3. Cumar Cabdirashiid Sharmaarke (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 3,000.000
4. Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 1,800,000
5. Cabdiraxmaan Ibbi (Wasiir ku-xigeenka Wasiirka 1aad & Was. Kalluunisiga) - USD. 2,100,000
6. Muunye: Head of Itlian AID of FAI keeper of Somaalia Ships - USD. 13,000,000
7. Cabdiweli M. Cali Gaas (Wasiirka 1aad ee TFG-da) - USD. 648,000
8. Cabdikariim Jaamac (Was. Post & Telecommunication/Chief of Cabinet) - USD. 1,800.000
9. Cabdiraxmaan Cusmaan Jurile (Was. Postada & Isgaarsiinta/Italian AID FAI) - USD. 3,800,000
10. Cali Gedi (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmad) - USD. 9,000,000
11. Nuur Cadde (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf and Safiira Som. Roma) - USD. 1,400,000
12. Cabdullaahi Yuusuf Axmad (Madaxweynihii hore ee Puntland) - USD. 340,000
13. Cabduraxmaan Faroole (Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland) - USD. 8,600,000
14. Cabdiqaasim Salaad Xasan (Madaxweynihii hore ee Soomaaliya) - USD. 6,600,000
15. Cali Mahdi Maxamad (Madaxweynihii hore ee Dawladdi ku-meelgaarka ahayd) - USD. 4,300,000
16. Daahir Tiyaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 2,500,000
17. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) (Madaxweynaha Somaliland) - USD. 1,200,000
18. Maxamad Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 3,450,000
19. Cabduraxmaan Tuur (Madaxdii SNM Somaliland) - USD. 680,000
20. Maxamad Siyaad Barre (Madaxweynihii hore ee Soomalia) - USD. 1,400,000
21. Cabduraxmaan Jaamac Barre (Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 3,500,000
22. Maxamad Sheikh Cusmaan (Wasiirkii Maaliyadda ee Dawladdii Kacaanka) - USD. 6,700,000
23. M M Guuleed (Guddoomiyihii hore ee Somali Airlines) - USD. 2,800,000
24. Cabdi Jiinow (Maareeyihii Dekedda Muqdisho) - USD. 2,200,000
25. Xuseen Guuleed (Wasiirka Maaliyada) - USD. 2,300,000
26. Cadde Muuse (Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland) - USD. 1,800,000
27. M M Culusow (Guddoomiyihii Bankiga Dhexe) - USD. 2,150,000
28. Cali Kaliif g+Galaydh (Wasiirkii 1ad ee Dawladdii Cabdiqaasim Salaad Xasan) - USD. 840,000
29. Axmad Sheikh Maxamuud (Safiir Dawladdii Kacaanka) - USD. 1,650,000
30 Maxamad Cali Xaamud (Wasiirkii Lacagta ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 840,000
31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD. 31,885*
* Waa xog cusub oo aan weli losoo gudbin!
Keydmedia.net