So far raise £60.
Lacagta dhan waxaa aadaysaa dugsiga hoose/dhexe ama dugsiga sare.
ilaa hadda labo dugsi oo tuulooyin ku yaalaan aan la hadlay. Gabdha dhigto waa 20% ama ka yar. Dib danbe kuwaas uma wacaayo.
Saakay 15 daqiiqo waxaan is kala bixiyaa Barxada weyn oo xaafaddayda ku taalo, labo gabdhdood iyo cadaan baa ayagan ku ordaayey.
iskala bixis kadib 2 daqiiqo waan orday, wadnaha dhan dheg dheg neeftana waa igu dhegtay. Biyo yar aan cabay haddan 2 daqiiqi kale orod. hal daqiiqo naso.
ku celceli, kedib 40 daqiiqo xoogaa way fududaatay.
Hal sac iyo bar kadib gurigaan ku soo noqday. canjeero xalay soo hartay oo jikadda taalay baan eeg, canjeeladii way is eegtay. labo tufaax oo canjeelad agtaalay lee cunay iyo koob shaah ah, canjeeladii ayadoo i eegayso aan kaa soo tagay.
Maamulaha dugsi ku yaalo gobol ayaan la hadlay saakay, waxaan weydiiyey in ay gabdho meesha wax lagu baro iyo tiradooda. wuxuu iigu jawaabay haday sida wax loo qoro bartaan waxbarashada maxay ku sameeynayaan , 18 sano markay gaaraan waa la guursanaa
saaxiibtay barsadeed kumi iyo taano badan ayaan ka soo aruuriyey, lixdii biloodba hal mar bay nadiifisaa. waxay ig balan qaaday wixii aan ka soo saaro in la'eg in ay ku darayso. ilaa hadda markaan tiriyey kuma iyo taanooyinka waxay noqdeen £5:24p
Asxaabtaydoo oo dhan way ka soomaayaan STARBUCKs coffee shop todobaadka soo socdo oo dhan. ilaa £150 ayaan ka sugaa. inshaallah.
la soc
Talo waan soo dhawaynayaa.




