Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby DayaxJeclee » Tue Jul 17, 2012 4:18 am

wax badan ayaad yacni ku celcelis, adigoon marnaba soomaaliga kan udhigmo uu yahay: hase yeeshee , teeda kale, sidaas awgeed, waxaan ula jeedaa iyo wixii la mid .

maamduuc,sharci= xeer
wadan=dal, dalka

afsoomaali carabi aad intii badan ku hadashaan. iyadoo ereyadaa soomali ah aad wada garanayasaan.

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby Twist » Tue Jul 17, 2012 6:45 am

Waa qoraal iyo aragti wanaagsan. Aniguba in muddo ah ayaan rabay in aan sameeyo mowduuc Af-Soomaali ah, sida sheeko taxane ah ama arin laga wada hadlo oo ku saabsan bulshadeena, wax walboo ay ahaato.

Dhabtiina waa sidaad sheegtay oo dad walba oo dunida ku nool ayaga ayaa afkooda ama sare u qaadi kara oo qiime u yeeli kara, ama daayici kara, sida aan inagube taayada ku wadno hadda.

Waxaa nasiib-xumo ah in Af qoraalkiisa ay muddo intaa le'eg iyo dhaqaale iyo maskaxba ay ku baxdo qoriddiisa, aan si sahlan u dayaceyno. Waxaad soo xusuusaneysaa maah-maahdii Soomaaliyeed ee ahayd, "Rooti qof aan cunnidiisa aqoon ayuu ag yaalaa." Bal ka fikir xilli uu qofka Soomaaliga (waaba inta yar oo faro kutiriska ahayd oo xiligaa wax qori jirtay akhrinna jirtay) wax ku qori jiray xarfo luuqado ajnabi ah oo aan xiligaa afka Soomaaliga ku qornayn. Qiyaas dhibaatada iyo jahwareerka ka haystay dadka xiligaa noolaa in ay wax qoraan ama akhriyaan? Inagana maanta waxaan heysanaa Af qoran oo laga soo shaqeeyay, mana naqaano sidii aan uga faa'iidaysan lahayn.

Inkastoo waxyaabo badan loo aaneyn karo hoos u dhicidda luuqadeena, waxaa ugu horeeya u soo kicidda dalalka shisheeyo oo ay sabab u ahayd dagaalkii sokeeye, taasoo sababtay in jiil dhan oo qurbaha ku dhashay ama ku barbaaray aan ama akhrin/qorin Afka Soomaaliga, amaba aanan ku hadli aqoon, taasoo loo aaneyn karo gaabin xagga waalidka ah iyo weliba bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool oo aan ihtimaam sidaa u wayn siinin afka.

Allaa kariim!

User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby BlackVelvet » Tue Jul 17, 2012 7:11 am

Af Somaali waan aqrin kara lakin niyada ayaa i jabto marka aan qoraal dheer oo af Somali ah aan arko. Halahas dhan ma aqrin kari, xata ciyow ma u aqrin kari sida aan u fahmo waxa laga hadlaayo :(

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby Twist » Tue Jul 17, 2012 7:21 am

^ Practice (and strong will) is the secret. ;)

I am sure if you're told now to master a foreign language in the next 12 months & you'll land a guaranteed good paying job you'll be fluent in it in no time. :lol:

User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby BlackVelvet » Tue Jul 17, 2012 7:30 am

:lol: :lol:

Can you skim through a somali text and get the jist of it without reading it all?

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby Twist » Tue Jul 17, 2012 7:34 am

Of course I can. What FOB can't? :down: :lol:

You guys grew up speaking & thinking in foreign languages (first Sawaaxili iyo wax baas :lol: and then English) and for us we went to Somali dugsi hoose + dhexe. 8-)

User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5874
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby waryaa » Tue Jul 17, 2012 7:35 am

If my mind serves me right there's "general - soomaali" forum that has been collecting dust for a long time. Maybe it is time we revive it. Abukar, have you ever posted there?

User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby BlackVelvet » Tue Jul 17, 2012 7:38 am

It must be strange: going to school and all your classmates being Somali and all your neighbours being Somali and in the shops and everywhere around you.

Enlightened~Sista
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10831
Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
Location: Stonetown, Zanzibar

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby Enlightened~Sista » Tue Jul 17, 2012 7:43 am

Voltage a.k.aThe Republic iyo Twist ayaa threadkan kharibey. Bal maxaay ugu hadli wayeen af somali sida kof kasto kale. :down: :down:

Jam Street
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1451
Joined: Thu Mar 19, 2009 5:32 am

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby Jam Street » Tue Jul 17, 2012 7:54 am

Macalimiinteydii afka Somaliga:

1. Ustaad dhicisoow

2. Jaraaidka Xog-Ogaal

3. Jaraaidka Qaran

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11302
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby TheblueNwhite » Tue Jul 17, 2012 9:32 am

Wallee walaalkey afarqooblaha ah inaba caadi ma aha. Kii Ulterior iyo tii Blackvelvet ayaan mar cashar u bilaabey, olole dhaqan celis ah camal, maantana waa mashaa Allah sidaad aragto. Blackvelvet ayaa weli is adkeyneysa laakiin waa lagu tufaayaa tahliil badan si ay qoraalada dhaadheer u aqriso. :lol:

User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7691
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby salool » Tue Jul 17, 2012 10:22 am

:up:

User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby BlackVelvet » Tue Jul 17, 2012 1:32 pm

Wallee walaalkey afarqooblaha ah inaba caadi ma aha. Kii Ulterior iyo tii Blackvelvet ayaan mar cashar u bilaabey, olole dhaqan celis ah camal, maantana waa mashaa Allah sidaad aragto. Blackvelvet ayaa weli is adkeyneysa laakiin waa lagu tufaayaa tahliil badan si ay qoraalada dhaadheer u aqriso. :lol:
Maxaa ka wada UM aya iga af Somali fican? :shock:

Waxas wax la aqbali karo ma'aha, waa cawa iyo waagi bariye! Aniga iyo asaga sharax ayaa noo dhaxeyo, maxaan rajeyna in uusan arkin waxaad qortay. Marki dambo aan neys kala bar bardhigeysid, macalin keena ahaan, maxaan filinaaya in aan aniga galaska uugu sareynaayo. Ila iyo markaas waa in aniga iyo HiraanOnline saxibo noqono, anigo qatar ah aan soo laabana :up: :lol:

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11302
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby TheblueNwhite » Tue Jul 17, 2012 2:29 pm

UM waa duuley. Asagoo dhahaayo war qoraalkaan wuu igu dheeryahay ma aanan arag, adiguse waxaad marwalba tiraahdaa madaxa ayaa igu xanuuna qoraalada dhaadheer, ma Nigerian baan ku soo qornaa markaa? :twisted:

UM v BV battle hadaad rabto, sheego time waala la isku dubaridaa, iskeen lee.

User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: My Snet pledge; To only communicate in Somali...

Postby BlackVelvet » Tue Jul 17, 2012 3:28 pm

Maya maya mahadsanid maxaan ka jeclahay guerilla warfare ahaan in aan uuga raayo, runta hadii la sheego sida kale woo iga rayna :down: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests