Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Aragtida quruxda

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Aragtida quruxda

Postby Somaliman50 » Tue Jul 17, 2012 8:49 pm

Tixdaani, ee carabta laga soo guriyey, afarreyda na loo yaqaan, runtii waxay ila noqotay mid macno weyn u yeelanayso qofka damacsan calafka ee cagaha dejin la'yahay say iscuncunayeen :lol: , bal ila akhrista,

Naag wanaaggeed ma dhamaystirna haddaanay afar u caddayn, afar u casayn, afar ciriiri u ahayn, afar u carfayn, afar u madoobayn, afar u weynayn, afar u koobaabnayn, afar u ballaarrayn, afar u jilicsanayn, afarna u yarayn. Afarreydiina waa sidatan;

Afar ay u caddahay: indhaha, ilkaha, ciddiyaha iyo midabka.
Afar ay u castahay: carrabka, ciridka, dhabannada iyo dibnaha.
Afar ay ciriiri u tahay: sanka, dhegaha, xuddunta iyo cambarka.
Afar ay u carfayso: sanka, afka, kilkilaha iyo cambarka.
Afar ay u madowdahay: sunniyaha, timaha, indhaha wiilkooda iyo baararkooda.
Afar ay u weyn tahay: joogga, garbaha, feeraha iyo barida.
Afar ay u wareegsan tahay: madaxa, indhaha, cududdada iyo kubabka.
Afar ay u ballaaran tahay: foolka, indhaha, shafka iyo cajarrada.
Afar ay u yar tahay: dhegaha, cagaha, afka iyo calaacullada.
Afar ay u jilcan tahay: sunniyada, sanka, dibnaha iyo dhexda.

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Aragtida quruxda

Postby Maandhow » Tue Jul 17, 2012 10:45 pm

Tixdaani, ee carabta laga soo guriyey, afarreyda na loo yaqaan, runtii waxay ila noqotay mid macno weyn u yeelanayso qofka damacsan calafka ee cagaha dejin la'yahay say iscuncunayeen :lol: , bal ila akhrista,

Naag wanaaggeed ma dhamaystirna haddaanay afar u caddayn, afar u casayn, afar ciriiri u ahayn, afar u carfayn, afar u madoobayn, afar u weynayn, afar u koobaabnayn, afar u ballaarrayn, afar u jilicsanayn, afarna u yarayn. Afarreydiina waa sidatan;

Afar ay u caddahay: indhaha, ilkaha, ciddiyaha iyo midabka.
Afar ay u castahay: carrabka, ciridka, dhabannada iyo dibnaha.
Afar ay ciriiri u tahay: sanka, dhegaha, xuddunta iyo cambarka.
Afar ay u carfayso: sanka, afka, kilkilaha iyo cambarka.
Afar ay u madowdahay: sunniyaha, timaha, indhaha wiilkooda iyo baararkooda.
Afar ay u weyn tahay: joogga, garbaha, feeraha iyo barida.
Afar ay u wareegsan tahay: madaxa, indhaha, cududdada iyo kubabka.
Afar ay u ballaaran tahay: foolka, indhaha, shafka iyo cajarrada.
Afar ay u yar tahay: dhegaha, cagaha, afka iyo calaacullada.
Afar ay u jilcan tahay: sunniyada, sanka, dibnaha iyo dhexda.

cajiiiiiiiiiiiiib cajiiiiiiiiib cajiiiiiiiiib Afartaas haddii aan ka helo afarayso miyaa?
Waxaan hadda kahor meel ka akhriyay ragga foolasha balaaran in ay aad u caqli badan yihiin, tallow dumarkana ma saasaa ? Canbarka cambuur la xirto miyaa?

User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5582
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Aragtida quruxda

Postby eliteSomali » Wed Jul 18, 2012 1:15 am

Tixdaani, ee carabta laga soo guriyey, afarreyda na loo yaqaan, runtii waxay ila noqotay mid macno weyn u yeelanayso qofka damacsan calafka ee cagaha dejin la'yahay say iscuncunayeen :lol: , bal ila akhrista,

Naag wanaaggeed ma dhamaystirna haddaanay afar u caddayn, afar u casayn, afar ciriiri u ahayn, afar u carfayn, afar u madoobayn, afar u weynayn, afar u koobaabnayn, afar u ballaarrayn, afar u jilicsanayn, afarna u yarayn. Afarreydiina waa sidatan;

Afar ay u caddahay: indhaha, ilkaha, ciddiyaha iyo midabka.
Afar ay u castahay: carrabka, ciridka, dhabannada iyo dibnaha.
Afar ay ciriiri u tahay: sanka, dhegaha, xuddunta iyo cambarka.
Afar ay u carfayso: sanka, afka, kilkilaha iyo cambarka.
Afar ay u madowdahay: sunniyaha, timaha, indhaha wiilkooda iyo baararkooda.
Afar ay u weyn tahay: joogga, garbaha, feeraha iyo barida.
Afar ay u wareegsan tahay: madaxa, indhaha, cududdada iyo kubabka.
Afar ay u ballaaran tahay: foolka, indhaha, shafka iyo cajarrada.
Afar ay u yar tahay: dhegaha, cagaha, afka iyo calaacullada.
Afar ay u jilcan tahay: sunniyada, sanka, dibnaha iyo dhexda.
:lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 67 guests