Postby DR-YALAXOOW » Sun Aug 05, 2012 1:40 pm
listen man i did not call anyone to anything. i just said rumor whichs said saados bioligical father was british soldier. old reer waqooyi friend told me that once. and i just start waan ku qoslay kaliya wax run ah uma qaadan.. laakiin goomankeeda iyo wajigeeda xoogaa waa shaabahaan ingriis!!
excutive sweden ayaan isla deganahay xaafada Husby waxaa deggan famil aan aqaano aniga. waxay dhaleen wiil about hadda jira 18 jir ah. hooyada iyo aabaha waa black blue skinnies wiilka waa wiil u eg typical dadka iska dhalka ah xitaa indhihiisa waa cagaaar.. marka markaad aragto waxaad u maleyneysaa sweden football national teamka midka u ciyaara larson u eg yahay laakiin wiilka waa 100% aabihiis iyo hooyadiis somaali. dadka waxay ku xataan hooyada waxay u dhuumatay oday penstion sedhish ahaa ee 19 sano ka hor deris la ahaa familka laakiin familka waxay yiraahdaan AYEEYADIIIS aabaha dhashey ee somaliya ku dhimatay 80s ayuu u eg yahay wiilka iyadaaa cadeeyd indhaheeda cagaar ahaaa.
marka sxb maaha aniga waxaan dhahay waa wax qof igu yiri and it can be true and it can not be true also....