Page 1 of 1

Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 8:07 pm
by AbdiWahab252
Datoore, Sheikow, Malaqow, Caqiilow, what do you know about this man ?

Image
Sheekh C/qadir Cali Muumin : " Waxaan ugu baaqayaa dadka reer kismaayo inay u istaagaan dagaal ay la galan cadawga duqeynta u geysanaya.."

Mogadishu Khamiis 16 August 2012 SMC

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Mid ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Cali Muumin ayaa ka hadlay duqaymaha loo gaystay Magaalada Kismaayo, iyadoo duqayntaasi ay dhibaato ka soo gaaratay dad rayid ah, sidoo kale duqayntaasi waxaa wax ku noqday caruur aad u yar yar.

Sheekh C/qaadir Cali Muumin waxaa uu sheegay inuu si aad ah u cambareynayo duqeynta ay shacabku wax ku noqdeen ee Kismaayo loo geestay, " Waxaan ugu baaqayaa dadka reer kismaayo inay u istaagaan dagaal ay la galan cadawga duqeynta u geysanaya" ayuu yiri Sheekh C/qaadir Cali Muumin.

Waxa uu sidoo kale sheegay Sheekh C/qaadir Cali Muumin in duqeynta loo geysanayo dadka shacabka ah ee Soomaliyeed Mudo dheer ay soo socotay, waxa uu sheegay oo kale sarkaalkaasi in la dhibaateeyay dad badan oo muslimiin ah, wuxuuna sheegay inay taasi ka dambeeyeen ciidamada Kenya.

Sheekh C/qaadir Cali Muumin ayaa shacabka Kismaayo ku dhiirigeliyay inay u istaagaan dagaal ka dhan ah cadawga isa soo bahaystay waa sida uu hadalkiisa ku yiri warka u siiyay warbaahinta taageerta Al-Shabaab.

Dhinaca kale dowlada Kenya ayaa lagu eedeeyay inay ka dambeyso duqeymaha Kismaayo, welina kama hadlin duqeyntaasi walina si rasmi ah looma cadeyn in ay Kenya ay duqeyntaas geysatay iyo in kale, hase ahaatee duqeymaha nuucaan oo kale ah ayaa waxaa ay ku soo badanayeen gobolada koofurta Soomaaliya mudooyinkaan dambe.

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 8:35 pm
by DR-YALAXOOW

http://www.somaliweyn.com

odaygaan beenaalaha ah cabduqaadir muumin from bunaaniland waa most failed idiot on this planet.. he was refugee in sweden and denmark i think.. he use live on welfare. ceeyrta.. and many years ago camera ayaa TV u qariyey about Gudniinka gabdhaha.. TV ayaa laga sii daayey i think norwegian TV. isagoo oranaya Gudniinka waxaa qabta diinta islaamka gabdhaheygana waan gudayaa.. marka ka dib buufis ayaa ku dhacay sheeydankan UK ayuu u orday iska dhiibay caruurtiisii aad u baddan UK ayuu la deggay welfare cunoow ayaaa ka bilaabay UK... wahaabigan ka dib sirdoonka ingriiska ayaa daba kacay waayo wuxuu taageeray argagaxsada alqaida iyo al shabaab. ka dib isagoo ka baqaya in la xiro BAXSAD ayuu somalia xamar ku tagay kana mid noqday AL SHABAAB.

caruurtiisii UK ayey ku raaxeysanayaan halka uu caruurta SOUTH SOMALIYANA QORYAHA AK 47 iyo miinooyin ayuu u qeybinayaaa cabduqaadir muumin .. munaafaqnimadaas fiiriya caruurtiisa gabdhihiisiii iyo wiilashisii LONDON iyo birgminham ayey ku nool yiiin.. kuwa somaliyana dhinta dagaalama????

abduqaadir muumin waa BUNAANILANDER . jabartiga degga bunanailand waaye.. this FAILED wahaabi dude :down:

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 8:39 pm
by TheblueNwhite
:lol: @Yalax.
Isn't he from Sweden?

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 8:43 pm
by DR-YALAXOOW
he left sweden long time ago. i think last 10 years he was living UK... and all hes children are still living the gaalos country sweden. UK raaxeysanayaan . and children of xamar and kismaayo and marka he want those children to die hes wahaabi fake jihaad...

what a munaafaq.. hes children raaxo cunto biyo qaboow LONDON.. poor children of somalia jihaaaad. ahahahaha wahaabis :down:

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 8:55 pm
by TheblueNwhite
Yep. :up:

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 10:40 pm
by Amirsade
DR yalaxoow what gives you the qualification to talk about wadaad while u driving a bus full of gaalos, a freaking Bus driver with a fake title of bieng a Dr....

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 10:44 pm
by Arabmann
he left sweden long time ago. i think last 10 years he was living UK... and all hes children are still living the gaalos country sweden. UK raaxeysanayaan . and children of xamar and kismaayo and marka he want those children to die hes wahaabi fake jihaad...

what a munaafaq.. hes children raaxo cunto biyo qaboow LONDON.. poor children of somalia jihaaaad. ahahahaha wahaabis :down:
Is life in the UK, Sweden or other similar European countries one of raaxo, way better than life in Somalia before the civil war?

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Thu Aug 16, 2012 11:43 pm
by TheblueNwhite
DR yalaxoow what gives you the qualification to talk about wadaad while u driving a bus full of gaalos, a freaking Bus driver with a fake title of bieng a Dr....
What wadaad?

Dr Yalaxoow is a doctor, he is responsible for the lives of hundreds of passengers that board his bus each day. He works for his money the way a real G does.

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Fri Aug 17, 2012 12:04 am
by Beenaale_No1
Datoore, Sheikow, Malaqow, Caqiilow, what do you know about this man ?

Image
Sheekh C/qadir Cali Muumin : " Waxaan ugu baaqayaa dadka reer kismaayo inay u istaagaan dagaal ay la galan cadawga duqeynta u geysanaya.."

Mogadishu Khamiis 16 August 2012 SMC

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Sheekh C/qadir Cali Muumin : " Waxaan ugu baaqayaa dadka reer kismaayo inay u istaagaan dagaal ay la galan cadawga duqeynta u geysanaya.."

Mid ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Cali Muumin ayaa ka hadlay duqaymaha loo gaystay Magaalada Kismaayo, iyadoo duqayntaasi ay dhibaato ka soo gaaratay dad rayid ah, sidoo kale duqayntaasi waxaa wax ku noqday caruur aad u yar yar.

Sheekh C/qaadir Cali Muumin waxaa uu sheegay inuu si aad ah u cambareynayo duqeynta ay shacabku wax ku noqdeen ee Kismaayo loo geestay, " Waxaan ugu baaqayaa dadka reer kismaayo inay u istaagaan dagaal ay la galan cadawga duqeynta u geysanaya" ayuu yiri Sheekh C/qaadir Cali Muumin.

Waxa uu sidoo kale sheegay Sheekh C/qaadir Cali Muumin in duqeynta loo geysanayo dadka shacabka ah ee Soomaliyeed Mudo dheer ay soo socotay, waxa uu sheegay oo kale sarkaalkaasi in la dhibaateeyay dad badan oo muslimiin ah, wuxuuna sheegay inay taasi ka dambeeyeen ciidamada Kenya.

Sheekh C/qaadir Cali Muumin ayaa shacabka Kismaayo ku dhiirigeliyay inay u istaagaan dagaal ka dhan ah cadawga isa soo bahaystay waa sida uu hadalkiisa ku yiri warka u siiyay warbaahinta taageerta Al-Shabaab.

Dhinaca kale dowlada Kenya ayaa lagu eedeeyay inay ka dambeyso duqeymaha Kismaayo, welina kama hadlin duqeyntaasi walina si rasmi ah looma cadeyn in ay Kenya ay duqeyntaas geysatay iyo in kale, hase ahaatee duqeymaha nuucaan oo kale ah ayaa waxaa ay ku soo badanayeen gobolada koofurta Soomaaliya mudooyinkaan dambe.

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
http://www.somaliweyn.com

odaygaan beenaalaha ah cabduqaadir muumin from bunaaniland waa most failed idiot on this planet.. he was refugee in sweden and denmark i think.. he use live on welfare. ceeyrta.. and many years ago camera ayaa TV u qariyey about Gudniinka gabdhaha.. TV ayaa laga sii daayey i think norwegian TV. isagoo oranaya Gudniinka waxaa qabta diinta islaamka gabdhaheygana waan gudayaa.. marka ka dib buufis ayaa ku dhacay sheeydankan UK ayuu u orday iska dhiibay caruurtiisii aad u baddan UK ayuu la deggay welfare cunoow ayaaa ka bilaabay UK... wahaabigan ka dib sirdoonka ingriiska ayaa daba kacay waayo wuxuu taageeray argagaxsada alqaida iyo al shabaab. ka dib isagoo ka baqaya in la xiro BAXSAD ayuu somalia xamar ku tagay kana mid noqday AL SHABAAB.

caruurtiisii UK ayey ku raaxeysanayaan halka uu caruurta SOUTH SOMALIYANA QORYAHA AK 47 iyo miinooyin ayuu u qeybinayaaa cabduqaadir muumin .. munaafaqnimadaas fiiriya caruurtiisa gabdhihiisiii iyo wiilashisii LONDON iyo birgminham ayey ku nool yiiin.. kuwa somaliyana dhinta dagaalama????

abduqaadir muumin waa BUNAANILANDER . jabartiga degga bunanailand waaye.. this FAILED wahaabi dude :down:
These munaafiqiin are f-king pathetic. Reminds me of that Sh. Xasan Xuseen guy oo Nairobi noolal raaxo ku nool o ka yimid kiliga 5aad ee Ethiopia with a fake f-king passport, but he's advocating for violence and war in South Somalia. He wants OTHER PEOPLE'S KIDS to die in a useless war for a sick ideology, but HIS OWN KIDS wexey ku nolihiin noolal nabadgaliyo iyo raaxo Nairobi.

Motherfuckers. I hate these scumbags.The level of hypocrisy has no boundaries.

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Fri Aug 17, 2012 12:08 am
by Beenaale_No1
DR yalaxoow what gives you the qualification to talk about wadaad while u driving a bus full of gaalos, a freaking Bus driver with a fake title of bieng a Dr....
Dr. Yalaxow has never preached for violence and war on other people whilst hiding behind religion. And Dr. Yalaxow has never imposed his own morality on other people and hidden behind religion. Get out of here with that nonsense. These wadaad isku sheeg scumbags are poising our people with their garbage and simple-minded fucks are swalloing their shit. They should be exposed for what they are - a bunch of fraudulent lying hypocritical frauds.

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Fri Aug 17, 2012 12:26 am
by waryaa
Do you guys know what is happening in Kismayo?

This man is talking about this (warning: graphic material)

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Fri Aug 17, 2012 1:25 am
by Amirsade
Do you guys know what is happening in Kismayo?

This man is talking about this (warning: graphic material)
ilaahay ha u gargaaro shacabka la xasuuqayo, ilaahay ha siiyo maamul adag oo ka difaaci karo cadawga,

Waryaa, have you read the article, where kenya and ethiopia are fighting over the spoil of war after they attack kismaayo and who will control the city?

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Fri Aug 17, 2012 1:32 am
by AbdiWahab252
Warya,

Somalimemo is the mouthpiece of AS and is being monitored for quality assurance purposes. Nafta dhowr ina abtiyow !

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Fri Aug 17, 2012 1:46 am
by waryaa
amir, amen! nope, i haven't. link pls.

Awahab,, lol information consumption is not a crime per se but u r right :up: merci - In today's technology u can't hide from big brother :)

Re: Dr. Yalaxow: Who is this Man ?

Posted: Fri Aug 17, 2012 1:55 am
by AbdiWahab252
Waryaa,

You know how they give you more love than your girlfriend when you return home :lol: