Page 1 of 1

Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Wed Aug 29, 2012 8:28 pm
by caburiye1

Instead of protecting the book, he is getting angry and cursing out people.

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 4:32 am
by Executive
The best ever somali debate, you should watch it in full :lol: :lol:

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 5:19 am
by jalaaludin5
There are some wacko Sufis out there but make no mistake; Sufism is the way as sufis are the only ones walking the true path of Islam.

"The aim which the Sufis set before them is as follows: To free the soul from the tyrannical yoke of the passions, to deliver it from its wrong inclinations and evil instincts, in order that in the purified heart there should only remain room for God and for the invocation of his holy name. "

^^ is an extract from Imam Ghazali's (one of the greatest Islamic scholar) Munqidh min al-Dala (Deliverance from Error).

Anyone who is familiar with Imam Abu Hamid al-Ghazali knows not to pay too much notice to those misguided souls who lie about Sufism.

Down with wretched salafis :down:

Sufism 4 life :up: :up: :up:

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 6:32 am
by DR-YALAXOOW
wahaabiyada waa maaha dad runta sheega , ugu horeyntii laba kalmadood af carabi ah diin maaha, bal fiiri odaygan maxamed sh cusmaan wuxuu ku eedeynayaa Suufiyada inay xoolaha dadka dhacaan?? bal beentaas fiiriya.. yaa maanta ka dad dhcid baddan wahaabiyada. ka bilaaw ganacsiga guryaha been abuurka iyo lacagaha telefishinada somalida laga aruuriyo ee wahaabiyada ay taajiriinta ku noqdeen.. UMUL SAR 7 DABAQ AH AYUU DHISTAY. bal lacagtaas xagee ayuu ka keenay??

sidoo kale wahaabiyada waxa ay diinta islaamka ku soo kordhiyeen waad la socotaan. SUICIDE BOMBER. in nin mooda inuu janadda galayo uu masaajid SALAAD lagu dukanayo inuu soo dhex istaago is qarxiyo. waxaas foosha xun waa wax ay wahaabiyada salafiyada ay islaamka ku soo kordhiyeen... Wahaabiyada waa ceebeysan yihiin dhinac waliba. islaamkii magaciisana waa dileen...

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 6:35 am
by LobsterUnit
yalaxow's email alert: wahabiyada, wahabis, wahabiyiinta, wahaabi,wahabies, wahabees, wahabiyoon,

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 6:38 am
by DR-YALAXOOW
yalaxow's email alert: wahabiyada, wahabis, wahabiyiinta, wahaabi,wahabies, wahabees, wahabiyoon,
this time the topic is about wahaabiya vs ahlu sunnah waljamaaca(suufiya).. so people have to know what wahaabis(salafis) is about!!

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 6:41 am
by LobsterUnit
yalaxow's email alert: wahabiyada, wahabis, wahabiyiinta, wahaabi,wahabies, wahabees, wahabiyoon,
this time the topic is about wahaabiya vs ahlu sunnah waljamaaca(suufiya).. so people have to know what wahaabis(salafis) is about!!
sxb, salafiyiinta are a great power in Somalia. From religion to ganacsi to education- from Bosaso to Hargeysa- they are a power to contend- although Alshabab has done some damage to the name recently . It is time you respect them as one of them could marry your half hawiye- half swedish daughter.

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 9:09 am
by Somaliman50
waryaa yalaxoow maxaa dadka afaarahooda personalka udhexgashaa? sh umal baa todobo dabaq dhistay ayuu leeyahay :lol: oo maxaa udiidey inuu iskiisa wax uqabto? umal iyo wadaadada kale waxay afkooda ka yiraahdaan keliya ka hadal ee wixii intaas ka dheer ha dabagelin

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 10:59 am
by DR-YALAXOOW
Dee waa tuug! Lacag dad laga soo aruuriyey waaye. qaasatan dadka qurbaha degn.
In general wahabi sheikhs are conartist

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 11:07 am
by Somaliman50
Dee waa tuug! Lacag dad laga soo aruuriyey waaye. qaasatan dadka qurbaha degn.
In general wahabi sheikhs are conartist
see ku ogaatay inuu dad islaameed lacagtooda ku dhisay gurigiisa :lol: ilaah ka cabso yalaxoow, jooji tuhunka iyo dacaayada badan

Re: Sufiyaal got humuliated by Sheikh Maxamad Sheikh Cismaan

Posted: Thu Aug 30, 2012 11:17 am
by Samatr

Instead of protecting the book, he is getting angry and cursing out people.

leave Sufis out of your dirty mouth. :down: