Anaga ku tuugne na takuuley habibow ya Rasuul Allah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Anaga ku tuugne na takuuley habibow ya Rasuul Allah


Af soomaaligaa kaliya soomaali mahan. soomaaliga wuu balaaran yahay. wax aadan garan seef labood ha la noqon.
Diinta islaamka sidaan ayey ku timid soomaaliya. Is deji wax aadan aqoon u laheyn ha isku kululeen.
Aqoon Yar Waa Iftiin Yar.
Wirwirka fiiri .
You cannot ask for help from a human only Allah. You are only Allowed to ask allah for help
Now i like loud dikir and Nabi Amaan but asking the prophet to Help you is not part of our religion

Me tooI like digri


Safiirka Eebe dunida u joogo miyaad tihiin. Danbigiina lee adinka goonida idiin ah isku mashquuliya, koo kale lee korka ha iska saarnin.
Hiddaha iyo dhaqanka soomaaliye in ay inkiraan lee maad rabtaa. Maangaabnimadiina lee muraayo ku fiiri.
Iska Wirwira walaalayaal




Abaayo abaayey is not the one they do for mother to be`s like baby shower?



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 14 guests