Page 1 of 1

Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 12:54 pm
by DayaxJeclee

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 3:57 pm
by qoraxeey
fake :|

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 3:58 pm
by Khalid Ali
Muu iska dhinto all his generations friends are all dead war maxa ku so taagay war qabriga gal

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:27 pm
by DR-YALAXOOW
this Old somali man is not 120 years old.. probably hes not more than 85 to 95 years old.. Most somali elders do not know what year they born!! somalis do not use the Gregorian calendar !! if this guy is using what year of hijra which somalisdo not use either then 120 years of hijra is equel to 90 years so this man is not 120 years old..

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:39 pm
by DayaxJeclee
@ ma yaqaan da'diisa. Reer cadan ayuu ahaan jiray . baadiyo ma ku dhalan.

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:41 pm
by AbdiWahab252
SareedoXareedo,

Ma lagu qaba ?

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:44 pm
by DayaxJeclee
SareedoXareedo,

Ma lagu qaba ?
Ma la ganbanaysid miyaa, maxaa jiro? ma igu qabonooysaa :lol:

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:46 pm
by AbdiWahab252
Sareedo,

:mrgreen: Ha. Ma na ku diidi kara :rose:

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:54 pm
by DayaxJeclee
Sareedo,

:mrgreen: Ha. Ma na ku diidi kara :rose:
Inabti Faradheertaa way ku waaleen ka soo tag. gebar Degodia, Ajuuraan ama Garre aa lagu baraa. Kalaafe Hobyo maka dheero :lol:

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 4:58 pm
by AbdiWahab252
Sareedo,

Haye, ma lagu qaba ? Aniga waxan raba iin aan tolka ku sow celiyo Celwaq, Bulo Xawo, Liben, Mustaxil, Kelafo

Re: Maanshallah Awoowe Soomaali 120 jir Ah

Posted: Wed Sep 05, 2012 5:06 pm
by DayaxJeclee
Sareedo,

Haye, ma lagu qaba ? Aniga waxan raba iin aan tolka ku sow celiyo Celwaq, Bulo Xawo, Liben, Mustaxil, Kelafo
????????????? Tolka way joogaan magaalooyinkaas oo dhan, adiga is soo diyaari,gabar tolka lagu baraa. :up: