Intaan waaqliyo
Wareerkani dhicin
Gaashaanle wanaagsanaayaa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
adigii uu kugu adkaaday,aniga intees joogaa, ar afkaan adeeg badanaaBal inoo kala fasir , what does it mean ?
Yep!shiiday,dhagax lagu tuuray soomaha?
And Yep!Gashaanle, ma nin ciidan ah ka wadaa?
lol nin arakti deer bo ahaa.Salaams marka hore inaadeer
Fasiraado waa sheeka dheer e iska faham dee
Odey Arap ah oo Gaashaanle ahaa ayaa HRG lagu shiidey barigii la kacsanaa
Isna intu babuurkii u watey ee la shiidey ka baxey ayuu ciyaalkii la shiidey babuurkiisii
Markaasuu intaa yidhi,Tariikhna wey noqotey
Moral of the story is;Nothing lasts forever
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 59 guests