Page 1 of 1

AW I thought Galmudug

Posted: Sun Sep 23, 2012 8:26 am
by abgaalKING
was under the tight control of Your Mujahid Abdiqeyrdiid? what do you make of this incident?

Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Idaacad FM ah oo dhowaan Wasaarada Warfaafinta ugu deeqday Maamulka Galmudug si taatikeysan loo dhacay.

Qalabka Idaacadan ayaa waxaa ku soo jeestay Ilaalada Xarunta Idaacada iyo Dabley hubeysan, kuwaasoo fur furtay qalabka intii ay hawada ka maqneyd.

Idaacada oo muddo todobaad hawada ku jirtay ayaa hawada laga waayay saaka, waxaana dableydii dhacday la sheegay in gaari ku qaateen dhamaan qalabkii Idaacadaas, mana la oga halka jaan iyo cirib ay dhigeen.

Lama oga ilaa iyo hada sababaha ka dambeeya dhaca loo geystay qalabka Idaacada, hase ahaatee idaacada ayaa aheyd mid dadka ay xiiseynayeen dhowaana dhagahooda ku bilowday maqalka barnaamijyada ay sii deyneysay.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Galmudug, iyadoo aanay wax ku cusub aysan aheyn dhaca iyo afduubka mararka qaar ka jira Koofurta Galkacy

Re: AW I thought Galmudug

Posted: Sun Sep 23, 2012 8:30 am
by PrinceDaadi
Galmudug is a name entity only, meel ey ka taliso ma jirto.

Re: AW I thought Galmudug

Posted: Sun Sep 23, 2012 8:48 am
by AhlulbaytSoldier
Galmudug is a name entity only, meel ey ka taliso ma jirto.
I read that as war declaration against AW.

Image

Re: AW I thought Galmudug

Posted: Sun Sep 23, 2012 11:19 am
by abgaalKING
Where is AW when you need him? he better come up with some explanation of this thriving mooryanism generally in sacad land and particularly in galmudug. :ufdup:

Re: AW I thought Galmudug

Posted: Sun Sep 23, 2012 12:48 pm
by AbdiWahab252
AbgaalKing,

What is the source ? I haven't heard of this.

HutuKing01,

Trolling is an art.

Re: AW I thought Galmudug

Posted: Sun Sep 23, 2012 12:53 pm
by abgaalKING