Page 2 of 2

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 2:44 pm
by salool
No one is perfect hyper, xuduudkaaga hadaad ogtahy waxba maaha.

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 2:45 pm
by 1_londoner
Aw Helwaa ur too nice. :rose:

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 3:09 pm
by Adali
salool :steviej:

cafis walaalo :)

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 3:14 pm
by TheContractor
Have your cake and eat it too.

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 3:19 pm
by kambuli
Salool,

Horta beri dhoweyd ayaan ogaaday inaad tahay Helwa, dadka aan dhibsado weligaaba kamaad mid noqon. Waxna kuuma qabo, adiguna waadigaa iska cafiyey ruuxii aad wax u qabtay.

Dadka aanu isku dhacnaa ma yara, dhianaca qabyaaladda ilaa qaar i yidhaahdeen samboor baa lagaa qaadayaa oo intii aan ka cadhoon lahaa aan si niyada u qosley. Kuligood anigana cafis bay iga yihiin...Waxba uma qabo.

Balse I have to be honest here there is one person that I can't forgive..sorry I can't....The rest maalinta qiyaame waxba uma qabo...Qofkaasna qabiil iskumaanan layn...

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 3:30 pm
by salool
Aw Helwaa ur too nice. :rose:

:rose:


adali, cafis lyo musaamax walaal.


Kambuli :rose:

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 3:35 pm
by salool
Yes, timely thread! Thank you Salool. :up:

I would like to ask all I may have offended in anyway during my short stay here to forgive me. Also, I bear no grudge for any of you marka kheyr Inshallah. Wish everyone well.


:up:

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 4:26 pm
by VeiledGarbasar
:kiss:

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 4:44 pm
by Mr_Alfaas
Cafis iyo saamax :up:

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 4:54 pm
by isirreys
Waa sidaas; ha lays xushmeeyo. Isu goodintu waxba soo kordhin meyso. Laakiin haddana markii aad si u fiiriso waxaaba moodaa in isxagxashadaasu tahay injinka wax kala waddo. Bal u fiirso meel laysu dagaaleyn waa meel dab aan lahayn. Taasina waxaad arkaysaa markii aad aaddo meelaha Somalidu ku caweeyaan ee dhinaca Internet-ka.

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 5:09 pm
by HilaacHills
Well said sis Salool! :up: Snetters cafis iyo saamax! Alxamdulillah during my little stay, wali qof isku maanaan dhicin mana is erey dhaafsanin; mid aan wax u qabaa ama u qarsanayaa haba yaraate, ma jiro. And I would like to keep it that way. :mrgreen: :up:

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 7:40 pm
by OliveOil
Good topic



Even though I have said somethings to certain folks and had disagreements with them....no cuqdad on my end. Except for only one individual who I think is a hypocrite...what's that guys name? That HG who now resides in Kenya....yeah him :twisted:


Cafis. And its true that sometimes we like to take it out on snetters lol

Re: MEESHAN....

Posted: Sun Sep 30, 2012 10:10 pm
by zulaika
Colaadi ba fara badatey iyo isxagxagshadi iyo muranki.Dad muslina beynu nahay, muslinimada ka sako dad somalia beynu nahay.
Qofki qof ku xad gudboo, iska raali gali yaanu aakhiro muduci ku noqone.Nin kasta iyo naag kasta ilaahy uun ba og qalbigooda waxa ku jira, aduunkana waa iska labo cesho, goor aynu dhiman doono ilaahy ba og.

Marka you should all apologize to eachother and ask for forgivnnes from the deepest of ur heart.

I will start..

I'm sorry to all of you i ever insulted, criticized and judged in this forum.The list is to LONG so i'm not gonna say any names, you know who you're.Qalbiga iga saara iyo hadaad caloosha igu qabten i saamaxa.I'm not perfect, just human.

Salool.
indeed...and i look forward to more of your pink karbaashing to come. :mrgreen:

cafis walalo :up: