
Ciyaaryahan Maxamed Xasan Teeyoow oo ku guuleystay Tartan orodo ah oo London ka dhacay
Waxaa Magaalada London ee xarunta dalka Ingriiska ka dhacay tartan loo qabtay kooxaha dhanka orodada ee ka dhisan Magaaladaasi london.
Ciyaaryahan Maxamed Xasan Teeyoow oo ah oradyahankii Soomaaliya tartankii olypic-kada aduunka uga qaybgalay ayaa dhawaan heshiis la gaaray kuna biiray koox dhanka oradada ah oo ka dhisan dalka Ingriiska .
Ciyaaryahan Maxamed Xasan oo matalayay kooxdiisa cusub oo lagu magacaabo themes vellay heares ayaa kaalinta 1aad ka galay tartankaasi waxaana la siiyay abaal marin lacageed.
laacibkaani dhanka oradada magacna ku yeeshay tartankii Olypic-kada aduunka ayaa u muuqda inuu katalo baxay ku soo laabashada dalka islamarkaasna uu go'aansaday inuu ku sii noolaado dalkaasi ingiriiska.
Tartankaani uu ku guuleystay maxamed xasan ayaa lagu tartamayay 10 Kmt oo kakoroos koontari ah waxaana uu muujiyay karti dheeraad ah iyo adkeysi markii uu ka adkaaday 250 orodyahan
http://www.camaloow.com/news.php?readmore=6612
Why british media british media don't tell about this ?





Themes Vellay Heares waa koox orod , tartan ma ahan. Tartanka 250 qofood ayaa ka qeybgaley asaana kaalinta 1waad ka galey.