Awlaadu waa qaar kamida qanimadii eebe,
asagaa uqaybiya dadkoon lala Qorshaynayne,
Qofkuu rabo ayuu eebahay qac uga siiyaaye,
Qofna Looma Qoro oo allaa garan qisaadkaase,
Qadarkii allaa lugu helaa wiilal Qayr badane,
Qushuuc iyo ducaa lugu helaa qiilal qayr badane,
Qibrad iyo aqoon luguma helo wiilaal qayr badane,
Qiiro iyo Japaan luguma helo wiilal qayr badane,
Qaxar iyo dagaal luguma helo wiilal Qayr badane,
To be continued.





