Mabruk, ilaahy ha ku barakeyo guurkan labaad.Cigaal, Salaam ayeeyo, caruurti ma ku fiican yehiin?
Xaaladada ka waran, wali xabad laxoox ku dubta miyadan so xareyn?![]()
Anigo wali barafki baan dhex taagan ahey. Bal iso ducee inu ilaahy meshan meel dhaanta igeyo.
alxam all is good salool, haa waanigii is xoreeyaymidii labaad ayaaban raadinayaa
![]()
Umaleyn maayo waqti inaad oo haysid xabad kale laakin riyadada isaga jir.






