Sheekhan waxaa la yidhaa magaciisa Dr c/raxmaan Samiyd waa kuwayti wax yaalaha uu Islaamka u qabtay aan kuu tiriyee dhagayso: -
1. wuxuu muslimiyay 11-Milyan oo qof.
2. wuxuu dhisay 5700 oo Masjid
3. wuxuu kafaala qaaday 15000 oo Agoon
4. wuxuu qoday 9500 oo Ceel
5. wuxuu aasaasay 860 Madarasadood iyo 4 jaamacadood
6. wuxuu aasaasay 204 maraakiz Islaamiya ah
waxaasoo dhan halkuu ka qabtay ma taqaanaa waa Qaaradeena Africa Ilaa boorama way ku yaalaan Masaajida haayadiisu dhistay. Manta wuu xanuusanayaa Illaahay waxaan ka baryayaa inuu shaafiyo isagaa qaadiree yaa rabbi illaahow caafi