Page 1 of 1

Chief Caaqil Camay and Boqor Cabdillahi Welcomed In Buhoodle

Posted: Mon Nov 05, 2012 4:40 pm
by Coldoon
Wafti ay Hogaaminayaan Boqor Cabdillahi Axmed Ali Iyo Chief Caaqil Camay oo Buhoodle Si Heer Qaran ah Loogu soo dhaweeyey Daawo Video;

Waftidan uu hogaaminayey Boqark Cabdilaahi, Caaqil Camay Iyo Qaar Ka mida Siyaasiyiin Gobolka Cayn oo si heer qarana loogu soo Dhaweeyey Magaalada buuhoodle iyadoo laga soo Galbiyey Magaalada Dandan oo 20km ujirta Magaalada Buuhoodle sidoo kale waftidan ayaa waxaa soo dhaweeye Cuqaal Waxgarad Culimo udiin Urada Dhalinyarad Kuwa Sportska urada Haweenka Maamulka Puntland Cutubyo Katirsan Maamulka Puntland

Sidoo kale Waftidan ayaa waxaa lagu soo wareejiyey Gud ahaan Magaalada Buuhoddle ee Xarunta Gobolka Cayn islamaarnka waxay Dadweynaha kula hadlee Fagaaraha Garoonka weyn ee Xabado Fotboll stadiom
Si Kasta ha ahaatee waxay kawar bixiyeen Safarkii ay u tageen Magaalda Muqdisho ee caasimadad dalka somalia
Ugu Danbeeyntiin Waftidan oo in dhawaale Ku Maaqnaa Caasimada Soomaalia ee Muqdisho iyadoo Halkaasi Lagu Ansixinayey Dasduurka Cusub ee Dadlka soomalia.

Abdirazak Mohed buhodle somalia


Re: Chief Caaqil Camay and Boqor Cabdillahi Welcomed In Buho

Posted: Mon Nov 05, 2012 4:43 pm
by The_Emperior5
These are faroole agents they will not stay long they will soon go back to garowe.

Re: Chief Caaqil Camay and Boqor Cabdillahi Welcomed In Buho

Posted: Mon Nov 05, 2012 4:48 pm
by Coldoon
These are faroole agents they will not stay long they will soon go back to garowe.
Ninkan Sacad Muuse, the fact that within 2 seconds after I posted this thread you replied shows your frustration. Khaatumadii kula jirtay sii qarsoodi ah wa lagu kala kacay. Ciidamadda Policka e Puntland video ma ka dhex aragta. :cool:

Re: Chief Caaqil Camay and Boqor Cabdillahi Welcomed In Buho

Posted: Mon Nov 05, 2012 4:50 pm
by KingBlack
fock mjs lands all bout Khatumo state of Somalia u cant share govt wit pirates and bantus
:ufdup: