Page 2 of 4

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 9:18 am
by original dervish
I wouldn't be surprised if it was RW who grassed up Amina, one of his Darood cousins. :D

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 10:25 am
by abdikarim86
I already know of 4 families who've moved to Bristol :lol:

This is good though, dad badan baa noolashan khiyaaliga ah ay ku jiraan
ka kici doona.

Dafmariq....are the Ilma I don't Care ..Reer Axmad?

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 10:30 am
by KimJongIllest
lol @ stonebridge. vacation memories :lol:

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 11:52 am
by ZubeirAwal
I think somalis and having lots of kids is just what they naturally do, Yusuf Haji aden (AUN) the father of somali education died in 2005 at the age of 90+, he is survived by 10 sons, 6 daughters, forty grandchildren :lol:

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 3:51 pm
by ManD333q
This is the reason every family was running away from other european countries; caydh bilaash ah and now they would be coming back in hordes lol.
But I have hard time believing people would get alot of kids for more caydh. more kids you spend more money right? and more buuq and wareer :mindblown:

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 3:57 pm
by Somaliman50
ayaan dhoweed ayay dowlada hirgelisay sharcigaan baan u malayn. mar aan ka arkay metro newspaperka oo la sheegohaayay dadyowga ceeyrta in laga jari doono. walle kala carar iyo iskudhexyaac baa soo socda :lol:

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 4:12 pm
by DR-YALAXOOW
Often Waa dad fraud, khaayinimo, selfishness, wax is daba marin iyagoo Xijaab iyo bearded men ah. Nacdali idunku dhacday.
Waar waxa yaa magaca nooga gooya.

Le justicier
rw

waa runtaa soomaalida waa dad qayaano baddan.. iyagoo is qaba oo caruur leh ninkana uu shaqeeyo waxaa u qoran inaysan is qabin.. hooyada iyo caruurta ceeyrta ayaa masaruufeysa halka uu odayga surwaalka gaaban ee garka weeyn sheekh beenaadka ah uu TAXI wado ama uu meel kale ka shaqeeyo... somalida ma xishoodaan waa every where.. meel waliba.. Norway program tv ayaa lagu soo qaatay qayaanada soomaalida. famil baddan somalida ayaa la xidhay caruurtiina laga qatay sababtoo ah sanooyin ayey furiin been been ahaa u kala qornaa iyagoo isla deggan si ay ceeyrta u xadaan....

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 4:15 pm
by Hyperactive
dadkan mey iska shaqeystan, waha dibay?

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 4:28 pm
by Rightwing
dadkan mey iska shaqeystan, waha dibay?
Nimanku badankoodu iyagoo gadhweyn oo wadaado iska dhigaya ayay dukaano haystaan. Laakiinse reerka kuma qora. Islaantu lacagta caruurta hagbad bay ku gashaa, isna baayac-mushtari ayuu hoostaa ka wadaa. Caruutaba sidaa looma qiimeeyo.

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 4:33 pm
by MujahidAishah
fuck dat 10 kids for caydh somalis waa mental...

Hopefully the eurotrash will piss off bck to europe :stylin:

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 5:14 pm
by COOL-MAN
The stupid husband of Amina should have faced the music too. I believe he had played a part in the making of the greed that led amina to move from sweden to UK in order to milk the system. only when differences arise and he was booted out of the house did he go grassing on her. instead of taking taking it on the chin like most maali men nacaska. he has crossed uncrossed bounderies. caruurtiisi iyo hooyodadod ayuu baxar daran galiyey just because he was pissed for getting kicked out.

I'm not saying what they did was right. all I'm saying is him playing a huge role in the drama that led to this shamefull scenes and walking scotch free :mindblown: and also only for the mum to suffer the shame is unsomalike.

alot of somalis aya ruwaayadahan ku nool inta badan shekooyinkan oo kale si kasto oo laisku qabqabsado daboolka lagama qaado waa ceeb :down:

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 5:23 pm
by Hyperactive
seems scamming system more work than having a job. so it does make sense to work and dont need to lie.

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 5:42 pm
by COOL-MAN
Hyper,

There is not gain in money obtained fraudulently. Dadka lacagta beenta dowlada ka qaato kuli nolo ciriiri is iyo stress ayey ku nool yihiin. it might seem fair and shiny from outside i[e driving a fancy car and nice gadgets iyo business bug ah but in reality waxba kama faidaan. on the contrary qofka warehouseka ka shaqeeya (lacag yar) oo sweatkiisa cuno ayaa ka nolol fiican.

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 5:44 pm
by Rightwing
ayaan dhoweed ayay dowlada hirgelisay sharcigaan baan u malayn. mar aan ka arkay metro newspaperka oo la sheegohaayay dadyowga ceeyrta in laga jari doono. walle kala carar iyo iskudhexyaac baa soo socda :lol:
universal credit ayaa la yidhaahdaa nidaamka cusub :lol:
Often Waa dad fraud, khaayinimo, selfishness, wax is daba marin iyagoo Xijaab iyo bearded men ah. Nacdali idunku dhacday.
Waar waxa yaa magaca nooga gooya.

Le justicier
rw
waa runtaa soomaalida waa dad qayaano baddan.. iyagoo is qaba oo caruur leh ninkana uu shaqeeyo waxaa u qoran inaysan is qabin.. hooyada iyo caruurta ceeyrta ayaa masaruufeysa halka uu odayga surwaalka gaaban ee garka weeyn sheekh beenaadka ah uu TAXI wado ama uu meel kale ka shaqeeyo... somalida ma xishoodaan waa every where.. meel waliba.. Norway program tv ayaa lagu soo qaatay qayaanada soomaalida. famil baddan somalida ayaa la xidhay caruurtiina laga qatay sababtoo ah sanooyin ayey furiin been been ahaa u kala qornaa iyagoo isla deggan si ay ceeyrta u xadaan....
:(

I already know of 4 families who've moved to Bristol :lol:

This is good though, dad badan baa noolashan khiyaaliga ah ay ku jiraan
ka kici doona.

Dafmariq....are the Ilma I don't Care ..Reer Axmad?
Bristol waa meelaha ugu badan ee ay u qaxeen. Mar rabaan inay si xalaal ah u noolaadaan

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble

Posted: Fri Nov 09, 2012 5:45 pm
by COOL-MAN
Besides a quote from a wahabi wise man was "If shaqo makes a person tired, Inactivity makes one to decay" :up: