Page 1 of 4
Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 12:07 am
by Rightwing
Often you will see somali couple in a council house with lots of children 7, 8 , 10, you name it. Markaad weydiisid quality of living in 3 bedrooms with 10 childern, waxay kuugu jawaabayaan "lacag baa ku jirta caruuta badan.
Lacagta hagbado, iyo business ayay ku galaan. Waxaa iska cad in aanay dan ka lahayn caruuta, laakiinse imaan la'aan ay caruurta dayac ugu dilaan.
Nasiib wanaag

Dawladii ayaa usoo jeesatay hada £500 a family (Universal Credit) (rent and food) ama laba caruura lahaw ama 10 lahaw

.
Bishan keliya waxaa London ka guuray qiyaastii 3000 oo family, si ay uga cararaan qaaligeeda.
Waa dad fraud, khaayinimo, selfishness, wax is daba marin iyagoo Xijaab iyo bearded men ah. Nacdali idunku dhacday.
Waar waxa yaa magaca nooga gooya.
Le justicier
rw
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 12:19 am
by Advo
If you intentionally raise ur kids with that bullshit best believe they will also depend on handouts. I understand there are some people due to unfortunate circumstances that need the assistance but what happen to working hard? Smh @ somalis and their entitlement issues.
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 12:20 am
by OliveOil
Mashallah af Soomaaliga aad ku soo qortay baanka helay. Sidoo kale ayaa loo baahan yahay in la noqdo meeshaan. Umadeena ceebta waa in laga dhowraa...hadaanu ka hadlaynanah, waa sidaan oo kale inaa ooga hadalnaa ama waa inaa iska daynaa. Fahamtu guys?

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 12:21 am

by Daff
RW
When will you leave Stonebridge

ur friend ina I don't care left longtime ago

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 12:59 am
by Rightwing
Mashallah af Soomaaliga aad ku soo qortay baanka helay. Sidoo kale ayaa loo baahan yahay in la noqdo meeshaan. Umadeena ceebta waa in laga dhowraa...hadaanu ka hadlaynanah, waa sidaan oo kale inaa ooga hadalnaa ama waa inaa iska daynaa. Fahamtu guys?

Mahadsanid Olive
Waa waajib in afkeena dib loo soo nooleeyaa.
RW
When will you leave Stonebridge

ur friend ina I don't care left longtime ago

Ina... what? more hints needed
Advo
Sxb. Tuulada aan deganahay oo keliya waxaa soo degey ilaa 200 oo family bishan. Markasta oo aan suuqa ku arko way murmayaan "Yaakhii Beeso beeso.....dawladii waa soo dhigatay" ku lahaa.
Perhabs, hasbanda own butcher shopa or internet cafe while wives collect
HAGBAD while back home built between3 to 4 houses.
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 1:14 am
by waryaa
lol@digaag! inte u qaxeen?
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 1:31 am
by Rightwing
lol@digaag! inte u qaxeen?
Lot of families vacated London and migrate small towns for low- income tenants. Walaahi I have seen pregnant woman with renal disease. her hasband husband made her pregnant just to gain more benefit. I wish I could custrate that man.
cheers
rw
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 1:38 am
by Daff
RW
reer I don't care mataqaanid? or should i say "aay dhoon keer" waa reerahiina mise adigu FOB baad aheyd

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 1:41 am
by original dervish
Just because you have fertility problems doesn`t mean everybody else must suffer.
children

Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 1:50 am
by waryaa
right, waxn maqlay wadanka Norway caruurta badan bay $$ ku helaan lakin UK waxan u maleenayey pure capitalist aan ciyal naxriis u heen. I feel sorry for that sista u mentioned.
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 2:53 am
by Coldoon
Rightwing,
Somalida bees ma'aha. Maalin dhaweed waxaan daawaniyeey video nin Christian ah soo daabacay. Wuxuu ka calaacaliyey iin Europe dadyowga ugu dhasha badan ee yihin Musliminta, whether Pakistanis, Somalis, Arabta, etc. Marka, with that rate, within few decades, Europe waxaa majority ku noqonidoona Musliminta immigrantnimada ku yimid. This new step taken by the government is similar to the One-Child policy in China. Guurka ayaa yaraaniya, labadii qof ee iskguursadaa gebigoodaba waxee ku tashaniyan iin laba caruur ah wax ka badan eesan dhalin. Yacni waa economical sanctions to force them to be minority.
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 3:54 am
by Mondey
Somalido ma xishoodaan, anu waxaan odhan lahaa lacag ca$h ah yaan la siin ee kaadhadh ay caruurta ugu shopping gareeyaan ha la siiyo.
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 9:08 am
by Rightwing
RW
reer I don't care mataqaanid? or should i say "aay dhoon keer" waa reerahiina mise adigu FOB baad aheyd

Reer ay dhoonkeer weligay waan maqli jiray. ma west London ayaad degantahay adigu?
right, waxn maqlay wadanka Norway caruurta badan bay $$ ku helaan lakin UK waxan u maleenayey pure capitalist aan ciyal naxriis u heen. I feel sorry for that sista u mentioned.
Uk waa la mid, caruurta iyo disabilities way u roonyihiin. Waxaa buuxa niman soomaliyeed oo yidhaahda kaadida ma ceshan karo.
Coldoon
lol
Monday
Walaali sxb sumcad xumida meesha taala waad yaabaysaa.
Re: Somalidii sida digaaga u dhali jiray are in trouble
Posted: Fri Nov 09, 2012 9:17 am
by FarhanYare
If you intentionally raise ur kids with that bullshit best believe they will also depend on handouts. I understand there are some people due to unfortunate circumstances that need the assistance but what happen to working hard? Smh @ somalis and their entitlement issues.
i disagree the cycle of hand out dependency can be stopped if parents invest in their kids education meaning hiring a tutor to help out with the kids homework since parents themselves are illeterate.