Page 2 of 4
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:56 am
by Twist
Hyper waan gartay sxb lakinse qof markuu aabaheey soo war qaado waan waashaa, twista oo shukaansi maalin iyo habeen u fadhiya goormuu quraan bartey.
Zel, ma rabi intaan xabsi galo
Sareeda, waad mahad santahay qof na dhexdhaxeeya hada waa too late

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:58 am
by zingii
Dadku way iswada indho tirayaan bay ila tahay.
Waayo, odaygii TWIST ahaa baa sheekada bool-bool
ukala furfuray misna uma jeedaan.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:58 am
by Hyperactive
lol@ twist's shokansi. hadee isaga la ba7ay sheikh. we cannot take the title from him. quran kana wah bo ka yaqana ninku. shokansigeesa yosan mislead you.lol
anikana, du'ada wan no se wadaya. Allah naka aqbalo.
ps; twist wa nin saheb key ah. i defend him, no matter what.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:00 am
by Twist
lol@ twist's shokansi. hadee isaga la ba7ay sheikh. we cannot take the title from him. quran kana wah bo ka yaqana ninku. shokansigeesa yosan mislead you.lol
anikana, du'ada wan no se wasaya. Allah naka aqbalo.
ps; twist wa nin saheb key ah. i defend him, no matter what.

That's my brother from another mother.
Zingii, may be they're still trying to decode Advo's Somali & don't know what hit them yet.
Hurdo/maalin wacan y'all.
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:02 am
by zingii
bel-eer.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:08 am
by DayaxJeclee
@Advo, i want hear her side of the story.
Haddiis qortey AF soomaaligaa shax waaye

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:15 am
by Advo
Hyper twist waxaan maqley filimada hindida iyo twilight siduu u daawaneey buu xadiith umaleeyey qisada.
Zel, xabsi waa cabsi hada, sidaan doolshe iyo buskut u cunaayey baan xoogaa kala baxay meelo aan kheeyr laheen sidii gabar qaan gaartey, marka meeshaas ilaahay imageeyo hada.
Sareedo, waad intaa sugtaa mudo dheer inteey kabneeyso.
Luuqada af soomaaliyeed qoritaalkiisa baa lugu fiicnaadaa

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:17 am
by Tuushi
I am impressed Advo if u wrote that.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:22 am
by Advo
I am impressed Advo if u wrote that.

Waxaan isticmaaley hal far iyo taleefanka gacanta sideey shaqada saacadeeda ii dhaafto
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:25 am
by Tuushi
I am impressed Advo if u wrote that.

Waxaan isticmaaley hal far iyo taleefanka gacanta sideey shaqada saacadeeda ii dhaafto
Alla faanka bas iga dheh bal.Qaras buu igu ridey.
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:47 am
by Advo
Qaras kaliya aah? Koolbo aariyo baan rajeeeynaayey
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:55 am
by Hyperactive
I am impressed Advo if u wrote that.

Waxaan isticmaaley hal far iyo taleefanka gacanta sideey shaqada saacadeeda ii dhaafto
Alla faanka bas iga dheh bal.Qaras buu igu ridey.
lol tuushi, meskeen ba tahay. he meant , he cheated, some one was translating him over the phone.lol
advo, sorry for the qarhis bro.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 8:57 am
by Tuushi
Hyper.Waxaanba kasoo horjeedi that he actually typed this.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 9:00 am
by Oba
bel-eer.


Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 9:27 am
by Garaad_LQ
lol@ you guys

you all fall for it ....sorry to break it to you but you've just been PRANKED
except for twist shaxari iyo Zingii