Page 3 of 4

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:34 am
by Hyperactive
tuushi, we know that, but i cannot put finger on it. evidence ma haysano. it's our words against his. :lol:

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:44 am
by gedo_gurl
You people are so slow. Even after the video you guys still dont get it. La yaab lool

Advo - Aniga waxaan aad u jeclaa eedadaa markii ay is-cadeysigii iska deysey oo ey is caateysiisey.

Before:

Image

After:

Image

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:45 am
by Tuushi
Geez people.That is not the point.Whether he actually typed that Somali or not is what we are asking.

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:46 am
by waryaa
You people are so slow. Even after the video you guys still dont get it. La yaab lool

Advo - Aniga waxaan aad u jeclaa eedadaa markii ay is-cadeysigii iska deysey oo ey is caateysiisey.

Before:

Image

After:

Image
did one of two get fired after getting pregnant?

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:50 am
by gedo_gurl
Tuushi...its not classical af Soomaali..it sounds like how someone might talk. Not that hard, but funny.

Waryaa...apparently, according to a show I watched...she didnt get along with Will Smith. She called him a brat and he said she was an unreasonable person. They had to choose between her and Smith. They of course chose Smith because he brought in the ratings.

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:52 am
by Advo
GG maya eedadeey meey is cadeen ee brooguraamka beey ka geeriyootey, adeerkeey fil baa dumaaley walaasheed oo midab furan.

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:53 am
by Tuushi
Gedo.I know.I still believe someone else wrote.Anyone but Advo. :lol:

It is very funny.

That was one great show.

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 9:59 am
by Advo
Tushi abti cashar ii dhig dheh, waan ogahay intii wali far lugu galin ee haka wal walin taas anaa hada kadib xaadir ah.

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 10:00 am
by waryaa
Gedo.I know.I still believe someone else wrote.Anyone but Advo. :lol:

It is very funny.

That was one great show.

i suspect voltage did write it.. lol

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 10:04 am
by Oba
GG maya eedadeey meey is cadeen ee brooguraamka beey ka geeriyootey, adeerkeey fil baa dumaaley walaasheed oo midab furan.
:dead: :lol: :lol:

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 10:05 am
by Tuushi
Tushi abti cashar ii dhig dheh, waan ogahay intii wali far lugu galin ee haka wal walin taas anaa hada kadib xaadir ah.
Wixii far ah ee cida awoodey adigay kugu maqan yihiin ee bal ibar.

waryaa,We might be onto something here.

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 10:09 am
by kambuli
Advo,

Waan hubaa inaad kaftamaysid, haddii kale meeshaan kumaad soo qorteen qof baan garaacay oo sharciga ayaan ka cararayaa...Hadda right now ayaa lagu soo qaban karaa waad ogtahay...

Inaabtaadaana aad iyo aad bay u edeb daran tahay, maxaa aabbaaha afkeeda u geeyey :wtf:

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 10:15 am
by gedo_gurl
GG maya eedadeey meey is cadeen ee brooguraamka beey ka geeriyootey, adeerkeey fil baa dumaaley walaasheed oo midab furan.
Ma sidaas baa? Gebigeedi? loooooooooooooooool :lol:

Tuushi...oo maxaa? Advo left Somalia as a teenager. He acts like a kid lakiin waa nin af Soomaaliga soo dhameeyey.

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 10:29 am
by Cunaaye25
Advo sidaan u fahmey...........


miyaad miir qabtaa markaad qof dumar ah oo uur kuu leh..inaad dishid ........waxaas waxaa kafilanayey madowga jirin iyo cadaanka......

Qof dumar ah markey uur leedahey...warkeed waxna malaga soo qaado ......hadey coca cola kuu dirsato 02:00 am in the morning waa inaad soo qabataa...... samicnaa wa adacnaa adingoo leh !!!

qof kuu sheego miyaad haysanin.....in dumarka markey caado iyo uur ay leeyihiin....warkooda waxna kama jiraan

Re: Baxar Baan Galay

Posted: Sat Nov 17, 2012 10:37 am
by Colonel
Waa arin culus ee fadlan ciyaarta iga daaya saxiibyaal, hada gabadha isbitaal beey joogtaa anigana booliis baa i raadinaayo.
:lol: :lol: