Page 1 of 4
Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:20 am
by Advo
Hadaayey aniga iyo waxaa muraney gabar ina abtideey ah, uur beey leedahay lakinse nacnacdeeda baan u adkeeysan waayey waayo mudo badan baan ka aamusey hadh iyo jedh iyadoo aflagaadineeysa. Hadaayey anoo iska qara baxay beey wax bina aadan lugu dhihin beey igu tiri. Waxeey igu ceeysay "adiga wax faa'iido malahaaneeysid sida abaahaa wax matare baad noqoneeysaa".
Anigaa oo dhan baa qalaley waayo waligeey qof saas iima xumeeynin, odeyga aabaheey qaxii baan kala dhumney waayo dagaalkii sookeeyey baa qarxey. Adiga mudo 8 sano buu naraadinaayen markaan is helney anagoo mareykanka joogna. Lakinse dhinaca reer abtigeey oo dad dhiig kulul ah baa nasibtay oo ku eedeeyey xaskiisa intuu ka cararey.
Maalin iyo habeen waxeey tahay intaan kala ilaawey oo isqaban waayey baan arkey anoo feer muruq ku miiran ku daldalaayo. Miyirkii baa igu soo laabtey markaan xasuustey inteey uur leedahay. Lakiinse meel kasta dhiig baa ku daadey, gacanteeyda, wajigeeda, dhulkii iyo dharkii. Anoo naxsan sidaan gabartii u galay beey ku carartey banaanka iyadoo qeeylineeysaa II CAAWIYAAAY II SOO ARDOOY!!!!.
waxaan ugaadey markaas waxeey ahaataba waa meesha intaan ka cararo intuuna booliska imaadin. Guriga hoyadeey baan dalaq galay aniguu gariiraayo naxdin daraadiis. Hooyadey iyadana baa iigu soo orodey anoo ilin iga dareeyreeyso.
Waan usheegay arintu sideey wax u dhacdey, aad iyo aad beey naxdey markaas beey tiri isla markii waxaad uguureeysaa eedadaa iyo adeerkaa oo dagan magaalada bel-eer. Waxaan u fooriyey tagsiile markuu soo dhawaadey baan arkey baliil uu suran muraayada iyo saxanka license oo ku qoron CUSEEYB. Hadaan wax dhihi lahaa waligeey tagsi saas camal ma arkin. Gurigii baan usoo dhawaadey todobadii misa sideedii markaas baan tagsiilihii uu qeyliyey WAR SAAXIIBOO WAA INOO HADHOW. Ugu dambeeyntii waan imaadey boqortooyadii hadaasna u diyaar garoobey intaan ku fadhiisto kursiga mamulka bel-eer.
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:27 am
by Coldoon

So, you've impregnated your Abti's daughter?

Btw, is this how you speak Somali?
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:31 am
by Twist
Fresh Prince of Bel-Air is one of my all time favorite sitcoms as well.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:32 am
by Hyperactive
advo, who wrote this? somalikan maba taganid sidan, o badan.lol
seriouslly, is this political sarbeed?
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:35 am
by DayaxJeclee
Argtida Gebarta la'aanteed, Sheeko hal dhinac waaye. Gebarta hooyadeed aas fakisay isaga, maaskax ma gelayso.
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:37 am
by Areesa
Advo I can't read all that afsomali. Please break it down for a sister.
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:40 am
by Advo
Waa arin culus ee fadlan ciyaarta iga daaya saxiibyaal, hada gabadha isbitaal beey joogtaa anigana booliis baa i raadinaayo.
Sareedo, ilaahay baan kugu dhaarsheey ma kula saxsantahay gabadhaas
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:44 am
by Twist
Advo I can't read all that afsomali. Please break it down for a sister.
markaas beey tiri isla markii waxaad uguureeysaa eedadaa iyo adeerkaa oo dagan magaalada bel-eer. Waxaan u fooriyey tagsiile markuu soo dhawaadey baan arkey baliil uu suran muraayada iyo saxanka license oo ku qoron CUSEEYB. Hadaan wax dhihi lahaa waligeey tagsi saas camal ma arkin. Gurigii baan usoo dhawaadey todobadii misa sideedii markaas baan tagsiilihii uu qeyliyey WAR SAAXIIBOO WAA INOO HADHOW. Ugu dambeeyntii waan imaadey boqortooyadii hadaasna u diyaar garoobey intaan ku fadhiisto kursiga mamulka bel-eer.
From 0:38 - 1:00, you welcome.
Advo, sorry to qarxis it prematurely, awoowe.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:45 am
by QaaliDumar
Ilaahay nin rag ah ayuu kaa dhigay ee face the consequences

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:45 am
by Hyperactive
advo, adiku 3aro dawia? ma inta o qora bad ka 3arootay?
war ninyaho, nin sabir yar ba tahay. sheikhuna sheikh twist , quran ha koku aqriyo.
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:46 am
by DayaxJeclee
Advo. sax, qalad midna haddiis iyada aa meqlin. Gebarta aragtideed aas meqlo marka hore. kadib garsoore dhexdhexaad aas debeel leheen aa kuu dhiibaa.
Goobjoog haddiis eheen, misaan dheg lee hawaayaa. Lama huraan gacalka.
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:50 am
by Coldoon
Advo I can't read all that afsomali. Please break it down for a sister.
markaas beey tiri isla markii waxaad uguureeysaa eedadaa iyo adeerkaa oo dagan magaalada bel-eer. Waxaan u fooriyey tagsiile markuu soo dhawaadey baan arkey baliil uu suran muraayada iyo saxanka license oo ku qoron CUSEEYB. Hadaan wax dhihi lahaa waligeey tagsi saas camal ma arkin. Gurigii baan usoo dhawaadey todobadii misa sideedii markaas baan tagsiilihii uu qeyliyey WAR SAAXIIBOO WAA INOO HADHOW. Ugu dambeeyntii waan imaadey boqortooyadii hadaasna u diyaar garoobey intaan ku fadhiisto kursiga mamulka bel-eer.
From 0:38 - 1:00, you welcome.
Advo, sorry to qarxis it prematurely, awoowe.

Twist the Shaxaari Holmes.

Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:51 am
by Twist
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:51 am
by Advo
Hyper waan gartay sxb lakinse qof markuu aabaheey soo war qaado waan waashaa, twista oo shukaansi maalin iyo habeen u fadhiya goormuu quraan bartey.
Zel, ma rabi intaan xabsi galo
Sareeda, waad mahad santahay qof na dhexdhaxeeya hada waa too late
Re: Baxar Baan Galay
Posted: Sat Nov 17, 2012 7:55 am
by QaaliDumar
Hyper waan gartay sxb lakinse qof markuu aabaheey soo war qaado waan waashaa, twista oo shukaansi maalin iyo habeen u fadhiya goormuu quraan bartey
Zel, ma rabi intaan xabsi galo
Sareeda, waad mahad santahay qof na dhexdhaxeeya hada waa too late
Good one, haha.
Maxaa ku jaban xabisyadiina? Cabsidaadu waa maxay?