Ah not this again, this topic has been abused to many times.
wa xiligi dhiigu kugu kici jirey. is deji ayeyo waa iska xaal aduun laba habeen la soo wada xereya imika raggii wey tegeen.
iga wala inaan anigu waxa isku wareerinba, ninku hadu naag kale damco dee tii hore wuuba nacaye muxuu isaga nabi'ba, waraaqdeda ha iska siiyo iyaduna suuqeda ha iska gashe.Waqtigan la joogo in la is cadibu maaha, ardo Allah waa waasic.Markaad tii hore ka xiiso dhacdid just la socodsii, daacadnimada iyo ina xaqiiqada la isku sheego wax ka fiican ma jiraan.Atleast you owe her that much.
jacayl iyo nacayb midna meesha ma yal. waxa keliya ee meesha yal wa ninku ma gursan kara ila 4. wa ha dee ta kale gormay somalidu jacayl isku gursan jirtay, naceybna isku furi jirtay.
lkn marka runta laga hadlo europe nin joga ma gursan karo mid ka badan. lkn wadanki ama carabta wa easy weliba wa sida ugu fican inad 3 ama 4 nagood ledahay ninka iyo kartidisa unbay ku xidhantahay. 2 unba ugu daran wa beyna naren.