Page 1 of 1

Somali Freemasons oo aqal ka furatay Jabuuti

Posted: Fri Dec 21, 2012 9:29 pm
by Cunaaye25
RBC Radio

Ururka Masooniyada ( Freemasons), oo xubnihiisa lagu xanto inay si qarsoodi ah isugu xiran yihiin, ayaa xafiis ka furtay magaalada Jabuuti sanadkii 1997dii, sida uu wariyay wargeyska afka dheer, Le Monde Diplomatique.

Lama oga in xubno ka tirsan dowladda Ismaaciil Cumar Geelle ay ka mid yihiin Aqallada Masooniyada ee Jabuuti. Sida Le Monde Diplomatique ay warisay, xubnaha ka mid noqonaya Aqalka Masooniyada Jabuuti waxay ku dhaartaan Quraanka Kariimka :lol: :lol: :lol:

advise to the Pm Shirdoon please acuudu bileyso markaad aragtid dadkaas :lol:

http://www.raxanreeb.com/2012/12/maasoo ... y-jabuuti/

Re: Somali Freemasons oo aqal ka furatay Jabuuti

Posted: Fri Dec 21, 2012 9:38 pm
by Navy9
what ever happened to Afdhere?

Re: Somali Freemasons oo aqal ka furatay Jabuuti

Posted: Fri Dec 21, 2012 11:14 pm
by DonCorleone
RBC Radio

Ururka Masooniyada ( Freemasons), oo xubnihiisa lagu xanto inay si qarsoodi ah isugu xiran yihiin, ayaa xafiis ka furtay magaalada Jabuuti sanadkii 1997dii, sida uu wariyay wargeyska afka dheer, Le Monde Diplomatique.

Lama oga in xubno ka tirsan dowladda Ismaaciil Cumar Geelle ay ka mid yihiin Aqallada Masooniyada ee Jabuuti. Sida Le Monde Diplomatique ay warisay, xubnaha ka mid noqonaya Aqalka Masooniyada Jabuuti waxay ku dhaartaan Quraanka Kariimka :lol: :lol: :lol:

advise to the Pm Shirdoon please acuudu bileyso markaad aragtid dadkaas :lol:

http://www.raxanreeb.com/2012/12/maasoo ... y-jabuuti/
OH SHIT

DISBANDIT IMMEDIATLY SECERT SOCIETIES ARE HARAAM AND SO ARE THE MASONIC RITUALS

they will be exposed !!!!!!!!!!!!!!!!

Haraaaaaaaam!