Colonel
runta sheeg maxaa lagu yiri lacag keen......waan ka xumahey runtii iska shaqeyso hada waxna ha walwalin ........waxaa ka daran adigoo lagu guursadey..imagine habeen walba waxey kugu soo celin doontaa $$$ dollar ayaan kuugu iibsadey..waryaa jikada gal oo cunto soo kari.





