Page 1 of 2

Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 3:38 am
by ciyaal_warta
akhyaaray wa niila salaamay ...hada lee internet la walaajin karro xafiiskayga u helay nooh ..maxaa iga danbeeyay yaa jiitay yaa jooga ??

fiiritya ani maa laamiga dheer ka imaaday see cml s.net alaabo cusub aa lagu soo daray fb cml aa chat lagu soo daray miyaa :ducktales: ..ta kale Basra oo sab dilayso aa lagu soo daray lol :eat:

my fav :dj: xeebta liido

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 4:17 am
by greenday
Salaam Warta, see tahayne? Shaqada joogta miyaa, no weeked dheh meshaas :lol:

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 5:49 am
by ciyaal_warta
Salaam Warta, see tahayne? Shaqada joogta miyaa, no weeked dheh meshaas :lol:

beelo baayo...anaga weekend geena waa kan muslimiinta khamiis half day and fridaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay alhamdulillah...Indian Ocean view ayaan daaqadayda leerta ka cabooyaa

adi waran yaa jiiitay yaa joogo meeshas..barack obama oo oo register ka qaldamay xitaa wa lagu soo daray

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 6:53 am
by Hyperactive
السلاااااااااااااام عليييييييكم

شلونك عساك بخير ، ما اقول الا يا مطول الغيبات ياب الغنايم. الله يحفظك يا اخووى

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 6:57 am
by Thuganomics
Waryaa ciyaak salaam sxb.sidii aad u tagtey mabaad soo noqon miyaa.

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 6:59 am
by Hyperactive
lol thug, halki ko noqoni? he is not western farah.lol

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 7:05 am
by Thuganomics
Was ciyaal studying in Malaysia horta then went back

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 7:08 am
by Hyperactive
haa bro. he was 3eyaal 3aseer then somalia then malasia , finally the boy back to his roots. im not sure if he had the magic pasport, or the option , would be back for good.

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 7:12 am
by Thuganomics
:lol: :lol: @ magic passport.Waa maxey magic passport.I want one

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 7:27 am
by Hyperactive
:lol: :lol: @ magic passport.Waa maxey magic passport.I want one
lol kan somalida, even kuwa arabaha ko nabad qaba ay risk kaga iyo tahreeb ka o galayan. you already have it. hadee wa western passport.

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 7:28 am
by Thuganomics
Oh I see. :lol: :lol:

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 9:04 am
by Navy9
marhaba warta, insha-Allah bekheer. Inta mowjoud fee moqadishu alaan?

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 11:22 am
by jalaaludin5
salamu caleykum warahmatulaahi wa barakaatu.

alah waa kii yara ee af soomaaliga khariban ku hadlijiray.

waar balo ku qaadatee miyaanad afkii hooyo wali baran.

Re: Salaan s.net

Posted: Sun Dec 23, 2012 12:53 pm
by salool
Wcs. :up:

Re: Salaan s.net

Posted: Mon Dec 24, 2012 6:10 am
by ciyaal_warta
السلاااااااااااااام عليييييييكم

شلونك عساك بخير ، ما اقول الا يا مطول الغيبات ياب الغنايم. الله يحفظك يا اخووى
Wc wr wb brother..alhamdillah bro looooool " ghanaiyem...akhouk shaghaal wa zay ma qolt i went bk home and i am working now am about to settle down soon inshallah..shou ekhbrek akhouy..how is uni man?

Waryaa ciyaak salaam sxb.sidii aad u tagtey mabaad soo noqon miyaa.
sxb hallkee usoo noqdaa halkaan rabay baaba joogaa Xamar is home and no place like home bro..war meesha dadka way ka tahriibaan ani wa usoo tahriibay.
marhaba warta, insha-Allah bekheer. Inta mowjoud fee moqadishu alaan?
alhamdulillah abaayo..inshallah enti kowaiz...yap mawjoud fe xamar wa raa7 akoun mawjood am settling for good no more travelling around asia and africa :mrgreen:
salamu caleykum warahmatulaahi wa barakaatu.

alah waa kii yara ee af soomaaliga khariban ku hadlijiray.

waar balo ku qaadatee miyaanad afkii hooyo wali baran.
war ninkii waalnaa ahaa the best of all qaldaans ..sxb xabagti waa iska dhaaftay baan filaa rehab adigoo boorsadaadi usii wato ba igu kaa war danbeysay mise Lindsay Lohan oo kale baad noqotay oo in and out maalin walbo ku jirto...sxb afkayga abooto aaan bartay hooyo iska daayee :lol: