Anigu matalan faransiiska , amar Ilaah ayuun baa la igu diray berigaan ciyaalka aha e , sideeda kale laakin nin addunka ku nool oo iga sareeya oon cuqdad daraadeed iska sanifo , ama aan gartiisa u diido ma jiro .
Matalan ninkan faraansiiska ay 3 sanno ka hor lagu afduubay Xamar , ayaa u yeedhay ? Hawiye Abgal , sheikh shariif .
Ayaana kala dhex baxay hodheelkii saq badhkii ? waa isla gudhuudii uun.
Naagaha ma aragtay ayaa dabeecad is yeel yeelka iyo tolow maxaa la sheegi doona loogu yimaada .
Markaa anigu is tiiriya oo talaabo rageed yeesha baan idin leeyahay , af somaligiinu ha inoo danbeeye , si xun baa la idinka cawiray halkaas e
Waxa ciidamada faransiiska e Jabuuti jooga ka dalbaday in loo tababaro , waa
gudhuudiina . not me .
Waxa usoo tilmaamay halkay al shabaab ku haysatay ninkaan halkan lagu dilay , waa
gudhuudiina not me .
Markaa aniga maxaad iga rabtaan ? ma runta ha inoo sheegin baad i leedihiin ?
Ilaah baa gudhuudi xiishoodki iyo imaanki ba ka qaaday walle iyo bille .