Bismiilahii Raxmaani Raxiim , Ilaaahow dugaaga inaga du.My qaldaan friend !! Your forgeting that wather you liked or not your still part republik Gudhuuland(somalia) if someone voilated its borders it means your dream lililaaw land is inside of that border. So qaldaanos dont point finger at us..
Waxaan ku idhi warye , waxan soo qoray , wax been ah ma ku aragta ?
Faransiiska idinku ma u yeedhateen , HAA iyo MAYA?
Haddaba ninkaad u yeedhato inaad nabadgeliyadiisa ilaaliso , masuliyadeedu adiga ma ku saarantahay , HAA iyo MAYA ?
Hargeysa ninkii laga la dhex baxa ba , masuliyadeedu anagey ina saaran tahay . Godane waxa konfurta Somaliya usoo eryaday horta ma is waydiseen ?
Martidu xitaa dhinaca Ilaah bay XAQ kugu leedahay .
Emperior-kani iska jaajaan weeye
warye i ma taqaanid aniga e , iga la wareeg doqonimada haddaad Ilaahaga garanayso .
nedelsana wuxu




