Mase reero muran aa tahay oo devil's advocate iyo farotaagtaag: "dee NAW JAW GAW waa sidaa haaheeey" bay kaa tahay?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Mase reero muran aa tahay oo devil's advocate iyo farotaagtaag: "dee NAW JAW GAW waa sidaa haaheeey" bay kaa tahay?




Horta anigu waxaan idin ka codsanaya "fairness" iyo in sheekada aad iga maqashaan .Why is France discriminating against countries with the letters M.A.L.I in their name?




Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay Howlgalkii Buulo Mareer iyo golaha wasiirada oo kulan deg deg ah ka yeeshay
Published on January 13, 2013 by Gaani · 2 Comments · 2,349 views
Kulan gaar ah oo ay xalay xubnaha golaha wasiirada kuyeesheen xafiiska R/Wasaaraha Uuna Shir gudoominayay R/Wasaare C/faarax Shirdoon ayaa waxa ay uga hadlayeen Duqeyntii ay Ciidamada kumaandooska dowlada Faransiisku ay Ka sameeyeen Deegaanka Buula Mareer oo Ay Ku doonayeen inay Kusoo furtaan sarkaal Faransiis ah Oo Sanadkii 2009 laga afduubtay Magaalada Muqdisho duqeyntaas oo wax yeeshey dad Shacab ah oo ka agdhawaa goobta ay Argagaxisadu kuheysteen sarkaalkii u dhashay dalka Faransa waxa ayna xubanaha golaha Wasiirada kulankoodi xalay Ku cadeeyeen In Ay aad uga xunyihiin arintaasi.
Dowladda Soomaaliyana ay cambaareyneyso waxa ayna sidoo kale xubnaha golaha Wasiirada Katacsiyeeyeen dadkii Soomaaliyeed ee Ku geeriyooday duqeyntaasi Iyo Dadka Dowladda Faransa uga geeriyooday weerarki Buula Mareer.
R/wasaare Kuxigeen ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Ayaa markii uu soo gabagaboobay Kulankii ay xalay yeesheen golaha wasiirada Xukuuumada Soomaalya lahadashay Warbaahinta Qaranka waxa ayna tilmaamtay in Xukuumadu ay Ka Xuntahay raalina Ka aheyn duqeymihii Dowladda Farinsiisku ay Ka Sameeyeen deegaanka Buulo Mareer ee gobalka Sh/Hoose.
Dhinaca kale wasiirka ariimaha dibada Soomaaliya ayaa tilmaamtay in guul ay dowlada Soomaaliya Ka gaartay Burcad Badeeda Soomaalida ah iyadoo loo marayo hab wada Hadal Taasna ay suurta galisay in si shuruud La’aan ah ay Kusoo daayaan dad Ay Heysteen Burcadu Iyadoo sidoo kale R/wasaare kuxigeenku faraxad Ku tilmaamtay in Tiro Burcad Badeed ah oo Gaaraya 120 ay isisoo dhiibaan.
Habeen kahor ayey aheyd markii deegaan Kuyaala gobalka Sh/Hoose ay Ka fuliyeen Diyaaradaha dagaalka Faransiisku howlgal ay Kusoo Furanayeen Denis Alakis oo 2009 Laga Afduubtay magaalada Muqdisho howlgalkaasi oo Qasaaraha Ka dhashay Ilaa hadda Ay Faahfaahino dheeraad ah Kasoo Baxayaan, iyadoo Faransiiskuna war ay Kasoo Saartay Howlgalkaasi lagu Sheegay in hal Askari Iyo Denis Alakis oo ay afduubka u Heysteen Al Qaacida Ay Ku geeriyoodeen howlgalkaasi.

Hortaa Somalia cant defeat al shabaab on its own, hase yeeshee I think its fool xumo by the government of Somalia to act as if they didnt know anything about the attacks and I dislike how they condemn the operation. Marka hore ha u yeedhan amba ha ka yeelin if you're going to condemn later on.The enemy of Somalia is al shabaab . I understand the popular "knee jerk " reaction but let's not lose focus here .
Can Somalia defeat al shabaab on its own ? I don't think so , let's not lose focus here .

First of all walaalo it political suicide for them say otherwise .
Mid kale aan kugu daro , hadda waa rag iska sii oga , oo xita Nairobi lagu casumay , berigi dhaweed ay Kenya soo gashay waddanka way iska dafireen markiiba
"Kenya iney soo gasho raali ka ma nihi , territorial integrity of Somalia , blahblahblah"
Anigu I want all the Somalis to understand that sometimes you have to let go of your ego in order to move ahead .
Isnt that for example what the majority of the Somalis are asking of Somaliland ?
Caynka weeye . Let's all focus on al shabaab the real enemy of Somalia . Bahdilaad iyo sharaf dhaca aynu ka wada cabanayno iyaga inoogu wacan .

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 75 guests