Page 2 of 2

Re: If someone sent you a text that read....

Posted: Thu Jan 31, 2013 12:20 pm
by zingii
Send her, "HA IGA BAQIIN, ILA BALAN !"
Do you agree with Salool & Waryaa on this one or could it have different meaning?

Re: If someone sent you a text that read....

Posted: Thu Jan 31, 2013 1:19 pm
by waayeel101
waxay u egtahay way ku shukansanaysa.
kor ka faydan=kor ka qawan yacni waxban ku tusi ee ila shekayso!! wallahu a3lam.

Re: If someone sent you a text that read....

Posted: Thu Jan 31, 2013 1:46 pm
by zingii
Married and i shukaanso. :whoa:

Re: If someone sent you a text that read....

Posted: Thu Jan 31, 2013 1:54 pm
by waayeel101
waxa laga yaba inay kugu so qaldantay.
odeyga aya lo jeday!

Re: If someone sent you a text that read....

Posted: Thu Jan 31, 2013 2:32 pm
by kambuli
Belo!!!

War hoy iska jir! Waxaa laga yaaba inaysan waxba uga jeedin balse ay tahay wax badwiyad ah oo isle iska dhig reer magaal wax ku qori kara text message..Waxaad u qortaa;"" ii bal balaadhi, damiin farwaaweyn baa wax laguu qoraaye

Re: If someone sent you a text that read....

Posted: Thu Jan 31, 2013 4:11 pm
by ManD333q
lol what kind of somali is that??

btw. why are you textin a married woman :holdup: