Moderators: Moderators, Junior Moderators

Thank you man.Who says we need to choose between to dress like white people or arabs? we should dress with our own somali dress which is both islamic and somali the dirac
stop using this thread to insult somali women from any regions you sick people




Fiiri eedo, xilliga nebiga scw ayey dumarka qaar sineysan jireen. Dumarkaasi xilligaasi jirey ma qaawanaayeen mase way asturnaayeen ? Dabcan way asturnaayeen , marka naag sharmuuto iney niqaab xirato dhbika ku jiro waa maxay ? Hadeyba ilaahey wuxuu farey yeesho waa alxamdulillah, dambigane qof walbo ayuu ka dhacaa. Sidaas u ogow.Yalaxow is correct 100% That is exactly how my mom used to dress in that era..Wallaahay my mom is one of the most respected moms on earth..Diin, Akhlaaq, Imaan, Naxariis etc etc...Yes diinta wax badan lagama aqoon waagaas, laakiin adaabta kaalay arag...Hadda dalkii, tii sharmuutada ahayd, tii jaadka gadaysey ama cuneysey, tii rabtay inay nin gurigiisa tego, tii tuugada ahayd..tii xumaan iyo xaaran oo dhan lahayd indhaha ayey soo shareeratey ee maxaad ka kala garan![]()
Dabcan hablo casiisada ah oo Allaah ka baqayo oo dhowrsoon oo indhaha shareertayna waa jiraan..![]()
Laakiin yaan lagu khaldamin calal...Waanan ogahay inuu calalku yahay Aayaad...Sida nimanka garka la baxay aysan ahayn100% niman culimo ah ayeyna kuwa indhah deteyna u ahayn kuligood gabdho casiisado ah...
Bal hadda meeqa jeer baad aragteen Hutu iyo Grandpa oo iska dhigayo wax diin leh? Waanad aragteen sida ay diini uga idlaatay oo ay u yihiin Munaafiqiin Somali isku dira

^^^ Taas la iskuma hayo, murana kama taagna...Balse waxaan uun ogahay inaysan sax ahayn in la moodo, naagtii niqaab xirato inay wadaad tahay Alle ka cabsanayso..Kuwa gadhka labaxay ee surwaalka gaabsaday ee leh diin baan naqaan, sow ma ahan kuwa masaakiinta qarxinaayo? Naagahoodana sow saas raali ugama aha? Diinta iyo iimaanku waa ka weynyahay niqaab...ama surwaal la gaabsaday...Diintii aa xoogeysatay aa lagu leeyahay, laakiin Somaaliya dadka iimaankoodii iyo akhalaaqdoodi maanta ayey hoos u dhacday;
Xataa naagaha masraxa ka niikinaayo hadda waxay sitaa jalaabiib...Waar xaal hala siiyo jaalaabiib iyo asturnaan..Xishood iyo akhlaaq waa xiligii hooyooyinkeen...
Don't bother imaging, your Jareer grandparents were still slaves wearing nothing then.Walaahi. Can you imagine wearing mini skirt in 1967. Cajiib


What does your idea of a cultural revolution entail?I'm not a fan of either pic tbh.
We're in dire need of a cultural revolution.


this is much better for the somali naago WallahiWhat does your idea of a cultural revolution entail?I'm not a fan of either pic tbh.
We're in dire need of a cultural revolution.


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 16 guests