Ninka raberka ahaa ee la yiraahdo lil Wayne baa falaag/qaleyl (seizure) labaad isbuucan ku dhacay. La ma garanayo in uu "allergic" ku noqdey tu qaxaabad habeshiyada uu kodgeeda dha dhamiyey.... Si kastaba ha ahaatee ninkan jiirka(rat) u eeg baa caan ku ah ciyaarta hadalka gabeyga ee reer madow mareykanku wakhtiga iskaga lumiyeen meesha umadada kale ey soo saaraan cilmi sayinsi, cilmi tiknolojiga iyo cilmiyooyinka kaleba.
http://music.msn.com/music/article.aspx?news=796450&




