Page 2 of 2
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:20 pm
by Hyperactive
man, back home people are paranoid, im scare i will killed, taking pics. ina illey iyo toog teesa baban ka baqi!
maya gar ban la bihi and i keep saying, weeysada ha ika jabinin hoono. lol
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:36 pm
by Ismail87
Look good luck with that line just make sure you are with people all the time. The wolf preys on the lone sheep lol
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:50 pm
by Lillaahiya
waxa kaloo dhacday isla masjidkaa mid baa isaguna wuxu guursaday gabadh rag badani doonayeen saa kii markii uu sidaa u guursaday baa la waayey beri danbe oo ninkii la ilaaway buu salaadii duhur ku tukaday masjidkii kabacdii inyar buu maqaaxidi nala fadhistay aniga iyo dhalinyaro kale saa waxa la waydiiyey sanad ku dhowaad meeshuu ku dhuumanayey wuxu yidhi "ilmadeeryaalow tan aan qabo mid seexataba ma aha waa mid markaan is rogaba lugta igu xoqda" intii garanaysay wuxu ka wado way is hayn kari wayeen berigaana waan yara saa waxan waydiiyey wuxu ka wado. Isagoon ii jawaabin baa xaaskiisii soo garaacday markaasuu yidhi war nabaday gurigii baa la iiga yeedhaye. Mar danbe baa la ii sheegay inuu leeyahay yacni mid dheregtaba ma aha


Kaasi wa mid saqajaan ah. Sheekada saas lamaa cadeeyo oo waxaa la yidhaahda mashquul baan ahay oo hawshi badna ba iga hadhay. Dadkani wa inamo xishmadi meel ku ilowbayn bisinka.
bal naag nin shokansata , ya wah ko fali! innallilah

Walle iyo bille inankani waan ka hela. Wa daacad.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:55 pm
by Ismail87
Lillaahiya khaatin bilaah buu ka joogsaday Dee

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:58 pm
by Lillaahiya
Alla raggu calaacal badana. Mar waxay leeyahiin bahasha miyaa laga iibsada, marna waan ka seexan waayey oo tani wa tu mashruuc ah.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 7:11 pm
by Ismail87
Lool sanad Ku dhawaad baa la waayey ninkaa naf baa haysay waxaas buu la calaacalayey

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 7:15 pm
by Lillaahiya
Qaar ba sowmul haada sidday fooda dhulka ku hayaan oo Illahay bariyan inay helan gabadh saas oo kale ee wax kale noo sheeg
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 7:17 pm
by Hyperactive
Qaar ba sowmul haada sidday fooda dhulka ku hayaan oo Illahay bariyan inay helan gabadh saas oo kale ee wax kale noo sheeg
lol ya deega iyo de'anka in laka meerta raba? kuwa hoyooyinkod ba habaray!
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 7:26 pm
by Lillaahiya
Dhiig iyo dhecaynkaasi wa waxaa adduunkan kalaa wada Hyperow! Ciyaar mood caano boodhe.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 7:27 pm
by Hyperactive
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 7:29 pm
by Lillaahiya
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 7:48 pm
by Ismail87
Qaar ba sowmul haada sidday fooda dhulka ku hayaan oo Illahay bariyan inay helan gabadh saas oo kale ee wax kale noo sheeg
rag anagoo kale ah baa wali fooda dhulka ku haya

faaraxiinta qaar baa yara daciif ah dee ha la yaabin