Page 1 of 2
LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Fri Apr 26, 2013 6:32 pm
by KingWaslawi
Waxa la yidhi nin Reer South Africa ah, ayaa inan guursaday joogta Sweden, ka dib markii wax walba usoo dhamaadeen, ayay inatii South Africa qabatay si ay ugu soo aqal gasho,
markii arooskii dhamaaday, ayaamo ka dib, ayaa inankii arooska ahaa walaal-kii kala soo hadlayaa magaalo Soomaaliya ka mida,
Kol-kaas ayaa is waraysi iyo xaajo ka dib, ay sheekadii la taraaraysaa, mar qudha uun buu ninkii arooska ahaa is ilaawayaa oo odhanayaa
''Wallaahi walaal, haddaan moodaayo inuu sidaan u raaxo badan yahay, berri hore ayaan iska guursan lahaa'' ogow oo inantii ninku guursadayna meel aan sidaa uga fogayn ayay fadhidaa, halkaas oo ay iyana qosol ku dhufanaysa mar kaliya. Ileen khajilaad looma dhinto..

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Fri Apr 26, 2013 6:53 pm
by FarIyoAlif
^:lol:
sheekadani waxay isoo xasuusisay beri dhexdaasa masjid aan ku tukan jiray baa nin dhalinyaro ah oo dee nucmaan nucmaan dhalay ah baa ku tukan jiray saa wuxu guursaday gabadh ay isku da' yihiin oo qurux badan deetana abu nucmaankiiba yaa hela guriga uun buu joogaa 24/7.. laba bilood ka bacdii buu soo baxay kii oo caatoobay markaasuu yidhi war heedhe isagoo la hadlaya raga xaasaka leh "miyaydinan islaam ahayn?" waxay ugu jawaabeen "waanu nahaye maxa jira" marakasu yidhi "nimcadan guurka maxaad mar hore noogu sheegi waydeen gebigayagiiba gym iyo raaxo baanu isku helnayba" dadkii meesha joogayba qosol bay la daateen

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Fri Apr 26, 2013 7:00 pm
by KingWaslawi
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Fri Apr 26, 2013 7:18 pm
by FarIyoAlif
waxa kaloo dhacday isla masjidkaa mid baa isaguna wuxu guursaday gabadh rag badani doonayeen saa kii markii uu sidaa u guursaday baa la waayey beri danbe oo ninkii la ilaaway buu salaadii duhur ku tukaday masjidkii kabacdii inyar buu maqaaxidi nala fadhistay aniga iyo dhalinyaro kale saa waxa la waydiiyey sanad ku dhowaad meeshuu ku dhuumanayey wuxu yidhi "ilmadeeryaalow tan aan qabo mid seexataba ma aha waa mid markaan is rogaba lugta igu xoqda" intii garanaysay wuxu ka wado way is hayn kari wayeen berigaana waan yara saa waxan waydiiyey wuxu ka wado. Isagoon ii jawaabin baa xaaskiisii soo garaacday markaasuu yidhi war nabaday gurigii baa la iiga yeedhaye. Mar danbe baa la ii sheegay inuu leeyahay yacni mid dheregtaba ma aha

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sat Apr 27, 2013 2:53 am
by kaliil
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sat Apr 27, 2013 5:10 am
by wiyeer
Waar arinkina waa dhab oo anigaaba markaan guursaday rag badan kula coloobay lol sababta ay nimco alle nooga qarsanayeen.
berigii ingiriisku dhulkeena joogaybaa laba nin oo geel jire ah oo saxiib lilaahi ah geeluna isugu wada jiro ayaa in badan waxay maqleen gaal hadaad disho janadaad tegeysaa maalintii dambe iyagoo aan dowr maalmood is aragbey kulmeen bariido ka dibna is wareysteen. midbaa markaa yidhi shaley gaalbaan dilay isagoo faraxsan,"xagee!", "meel hebla". kii kalaa intu cadhoodey yidhi "Nacalaa aabahaa ku yaale hadadaa geela inoo kala sooc" "oo maaxa dhacay sxb" kii kale: "Ma ninkaagaa gaal igu simi waayey"kk
markaa ninku haduu sxbkaa yahay waa inaanu nimcada iyo wanaaga kaala bakhaylin.
he thought killing the gaal was his ticket to jannah and his friend betrayed him.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 4:25 pm
by KingWaslawi
^^^
Sheekada lama socotid camuu.

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 5:37 pm
by Hyperactive
dont fall for it guys. raahada jaqjaq iyo moran ma ka ambeysa.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 5:43 pm
by Ismail87
Sheekh hyper don't be so pessimistic hadii kale you won't enjoy guurka.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 5:49 pm
by Hyperactive
inadeer, im not falling for this propaganda! rag hog ko da'ay ba raba in lala galo. modol gobtay mid kale kama naho.
just checkkuwan meshan jooka. ma na walan. mind you im going to africa tomorrow inshallah. im scared. i heard haweenka back home, nin ombey radinatan! lol
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 5:57 pm
by Ismail87
Look kuwa Africa joogaa ugu daran walee markaad sidaa usoo degtid waa lagu caydhsanaya

bal maxaad samayn
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:01 pm
by Hyperactive
one of my friends in hargeysa now, he told me to act like crazy or qof wah ka magan yiheen.lol
he said they are shameless, weyba ko shokansanayan bo yiri! bal naag nin shokansata , ya wah ko fali! innallilah
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:02 pm
by ManD333q
Safar salama @hyper, I had a cousin like u hated everything to do with marriage, coming back from hargeisa the guy was al in love and waht not
Kheyr baan ku rajeeynaya.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:04 pm
by Hyperactive
thank you inadeer mand333q.
Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''
Posted: Sun May 12, 2013 6:15 pm
by Ismail87
Inadeer xata ka waalan lama daynayo

the best thing to do is try to blend in macawis iyo shaati xidho and walk like them. It never worked for me but it's worth a go
safar salaama and don't forget to take pictures
