Moderators: Moderators, Junior Moderators





Royal Family

Ilahay amarkiis ilmihii ku soo dhex koray Snet baa hada suaalo inooga jawaabayo. smh.wa dadka da'ay hoolaha dowlada. puplic money.

Hadaba meelba iska kaa gubatay uun moye wuu kaa saxsanyahayIlahay amarkiis ilmihii ku soo dhex koray Snet baa hada suaalo inooga jawaabayo. smh.wa dadka da'ay hoolaha dowlada. puplic money.
Booli Qaran is a exclusive neighborhood in Mogadishu for the rich people and also for high ranking government officials, it is sort of like the West end in London.



anigoo ah reer muqdhishu rasmi baa rabtaa inaa cashar iiga bixisi xaafadaha, lol. Are you fokin dizzy blud ?Hadaba meelba iska kaa gubatay uun moye wuu kaa saxsanyahayIlahay amarkiis ilmihii ku soo dhex koray Snet baa hada suaalo inooga jawaabayo. smh.wa dadka da'ay hoolaha dowlada. puplic money.
Booli Qaran is a exclusive neighborhood in Mogadishu for the rich people and also for high ranking government officials, it is sort of like the West end in London.
"Booli" afsomaliha micneheeda waa wax la dhacay "Qaran" micneheeduna waa de wadan.
Marka Booliqaran waa eray jira e hadaad adigu isu qaadatay waa adi iyo yeelkaa.




Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 67 guests