Tribuli-Muuqaalkan ayaa la duubay sanadkii sanadkii hore hraantiisii waxana muuqaalkan duubay qaar kamida tahriibayaasha muuqaalkan ku jira halkan waxaad a arkaysaa dhibaatadda ay leedahay tahriibtu goobta ay dhalinyaraddani ku sugantahay ayaa ah saxaraha u dhexeeye sudan iyo liibiya waxaana haysta nin loo yaqaan xasan magafe oo kamid ah kooxaha tahriibayaasha ka qabsada saxaraha dadkana ku khasba inay dadkoodii la hadlaan si ay lacag lagu sii daayo ugu soo diraan.






