Gabadhan yari inaba caadi maaha. Degenaanteeda & dabcan soo jeedinteeda barnaamij diini ah iyada oo da'daas ah iyo sida aysan u lahayn waxa loo yaqaano shir-ka-naxa oo dadka in badan oo ka mid ahi leeyihiin. Waxaa haboon in ubadka lagu soo barbaariyo tarbiyadda diinta sida gabadhan yar oo kale. Il & cawriba la'aw; Eebbena ha barakeeyo iyada iyo qoykeedaba.



