Moderators: Moderators, Junior Moderators
kabo sport ah iyo sunglass iyo mouth cover $30+10+10 sii qaado.Back home and yeah you can come.where r u going? can I come, can I come?
Kabo sport ah wa lagu gubanaya, muzzels waa maxay? maxaa kugu dhacayna?
kabo sport ah iyo sunglass iyo Muzzles $30+10+10 sii qaado.
hadi kale sidaydi aya kugu dhici.
safar salama ayeyo
Gartay, laakin kuleel xun ba dhacaya ba la yedhi maalamahan..kaasan ka si baqaya.siigo iyo dabaylo dabnaha ku jexjexaya aya ka dhaca wadanki qofkan ku nolanjirin wa ku dhib.
bahalka afka lagu xidho ma la yidha?Kabo sport ah wa lagu gubanaya, muzzels waa maxay? maxaa kugu dhacayna?
kabo sport ah iyo sunglass iyo Muzzles $30+10+10 sii qaado.
hadi kale sidaydi aya kugu dhici.
safar salama ayeyo
haa qof europe ka yimid wa la kulayl lkn aniga marki igu horaysay en wadanki ku noqday way ila ficnayd.Gartay, laakin kuleel xun ba dhacaya ba la yedhi maalamahan..kaasan ka si baqaya.siigo iyo dabaylo dabnaha ku jexjexaya aya ka dhaca wadanki qofkan ku nolanjirin wa ku dhib.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 46 guests