Page 1 of 1

Alla Ninkaan Been badanaah

Posted: Sat Jun 08, 2013 8:39 am
by Sheikh Mustafa
http://www.voasomali.com/audio/Audio/293017.html


Xabad aa korkiisa Kadhacayso markaas buu leeyahay Jawigu wuu daganyahay. Waligeey qof sidaan u been badan ma arkin. Furin dagaal ayuu kujiraah wuuna qalqalsan yahay markaas buu leeyahay waa iska xabad dhib maleh.